Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxaan idiinku Bishaa reenanaa Jaaliyada Boston iyo Agagaarkeeda in La helay Meel Masaajid Inoogu Dhaw

Kadib markii aan aragnay baahida inoo haysa Masaajid la’aanta inagu haysata magaaladan Boston, Kadib markii ay Maryan Gaas uga dhawaaqday Muctamarkii hada lagu qabtay English High in loo baahan yahay in Masaajid Boston Jaaliyada Soomaalidu Kasamaysato.  Waxaa Qofwalba doonay sidii Masajid loo heli lahaa nasiib wanaag mid fiican oo Jaaliyada u dhaw in la helay.

Waxaa la codsnayaa in kuligeen sida aan u dhannahay in aynu isku xilqaamno  sidii loo iibasan lahaa Booskan Kiniisada ah, Sidoo kale waxaa la iclaamiyay  shir degdeg oo Jaalida oo dhan kasoo qayb gasho Jan 2015 ama horaanta Feb 2015. Waxaana loo baahan yahay in dhamaan qaybaha bulshada sida Odoyada, Haweenka, Dhalinta, Culumada, BIS, Madaxyada Jaalida dhamaantood si aan meel uga soo wada jeesano sidii aynu u iibsan lahayn Dhulkan.

Ciwaanka meeshu waa kaa ee hala tago oo hala soo eego. (50 Cedar Street Boston, Roxbury’s Fort Hill MA 02119)

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply