Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 150)

DHAGEYSO: Lower Jubba University oo maanta Daawoyin Gaarsiisay Kaamamka Badar Kow iyo Badar Labo (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO: Lower Jubba University oo maanta Daawoyin Gaarsiisay Kaamamka Badar Kow iyo Badar Labo (DAAWO SAWIRADA)

Lower Jubba university ayaa maanta daawooyinka ay siineysay dadka barakacayaasha ah ee ku jira kaamamka Badar Kow iyo Badar Labo  ee magaaladda Kismaayo, ayaa waxa waday maamulka iyo Ardayda caafimaadka…

Waraysi siyaasadeed dhinacyo badan taabanaya oo Dayaan lagula yeeshay Cali Faysal

Waraysi siyaasadeed dhinacyo badan taabanaya oo Dayaan lagula yeeshay Cali Faysal

Waraysiga Lagu qaadaa dhigayo qaabkii iyo sidii loo doortay dawlada hada jirta ee federaalka, Sidii daka kumeelgaadh nimada looga saaray, khilaafaadkii kumeelgaadhka. ceegaag.com…

DHAGEYSO:Salaadiinta Iyo waxgaradka Ka soo jeeda Gobalada Jubboyinka iyo Gado oo Mudo Sadex Cisho ah shir uga socday Magalada kismaayo soona saaray Illaa iyo Lix Qodob, Waa Maxay Qodobadaas? (DAAWO SAWIRADA)

Kulankan oo ahaa mid ay Odaysha jubooyinka kaga Arinsanayeen Arimaha katagan magaalada Kismaayo gaar ahan dilalka aanoyinka la xiriira iyo sidii odayasha dhaqanku ay uga qayb qadan lahayeen dib u…

Maamulka Jubaland kama qeybgalayo shirka laga iclaamiyay Xamar

Maamulka Jubaland kama qeybgalayo shirka laga iclaamiyay Xamar

Maamulka Jubaland wuxuu sheegay in shirkaas hadii uu noqdo mid beelo lagu heshiisiinayo aysan waxba ka qabin beeluhuna ay ergo udirsan karaan laakiin aysan marnaba dhacaynin in shirkaas ay maamul…

Tartanka Duqa magaalada Boston oo wareegii 2aad galay

Tartanka Duqa magaalada Boston oo wareegii 2aad galay

  Waxaa shalay lasoo gabogabeeyay tartanka duqa magaalada Boston iyada oo wareega 2aad ay isugu soo baxeen  Martin Walsh iyo John Connolly oo labaduba cadaana haystana diinta Catholic asal ahaana…

DHAGEYSO: Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka oo Kismaayo kusoo badanaya Lagana Dayrinayo Xaaladooda Nololeed (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO: Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka oo Kismaayo kusoo badanaya Lagana Dayrinayo Xaaladooda Nololeed (DAAWO SAWIRADA)

Xarunta lagu dabiibo dadka dhimirka qaba ee magalada kismaayoayaa waxaa hatan ka jira xaalado nolol xumo,ayadoona inta badan aysan helin dadkaasi wax yaalaha lagama maarmaanka u ah dadka uu soo…

Xaflad Salbalaadhan oo Soomaalida Boston ku soo dhaweenayaan Ra’isalwasaarihii Xukuumadii Badbaado Qaran Dr. Gaas

Xaflad Salbalaadhan oo Soomaalida Boston ku soo dhaweenayaan Ra’isalwasaarihii Xukuumadii Badbaado Qaran Dr. Gaas

Marwooyin iyo Mudanayaaal waxaa laydinku wargalinayaa laydinkuna casuumayaa xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo Ra’isal Wasaarihii dawladdii badbaado Qaran Dr. Cabdiwali Gaas. Xafladan ayaa lagu qabanayaa Jaamacada Harvard University maalinta…

Ololo lagu nadiifinayo Qashinka yaala dariiqyada Magalada Kismaayo oo Bilaabmay (DAAWO SAWIRADA)

Ololo lagu nadiifinayo Qashinka yaala dariiqyada Magalada Kismaayo oo Bilaabmay (DAAWO SAWIRADA)

Magalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socdey olole lagu nadiifinayo dariiqyadda magaalada, waxaana hawshaasi waday hey’ad maxali ah oo lagu magacaabo Solidarity Group Jubbaland. Balse waxa ay…

Daawo Xafladii Soomaalida Boston ugu Diyaargaroobayeen Doorashooyinka Duqa Magaalada Boston

Daawo Xafladii Soomaalida Boston ugu Diyaargaroobayeen Doorashooyinka Duqa Magaalada Boston

Halkan ka daawo Xafladii oo dhamaystiran Ceegaag.com…

Soomaalida Reer Boston oo intooda badan dantooda ka dhex arkay Musharax John Connolly

Soomaalida Reer Boston oo intooda badan dantooda ka dhex arkay Musharax John Connolly

Waxaa Xalay kadhacay Maqaaxida JUBA xafladan laysku wargalinayay sidii Soomaalidu ugu codayn lahayd John Connolly oo ah nin isagu horay macalin uga ahaan jiray dugsiyada dadwaynaha. Dhamaan Soomaalida Boston ayaa…

DHAGEYSO; Kulan Cilmiyeed oo ciwaan looga dhigay “Dowrka Jamacadaha ay ku leyihiin u Adeegida Bulshada” oo Maglada Kismaayo lagu qabtay (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO; Kulan Cilmiyeed oo ciwaan looga dhigay “Dowrka Jamacadaha ay ku leyihiin u Adeegida Bulshada” oo Maglada Kismaayo lagu qabtay  (DAAWO SAWIRADA)

Waa kulan Cilmiyeed ay soo qaban qaabiyeen ardayda Reer Jubba State ee wax ka barat Jamacadaha ku yaal Dalka Suudan, Maamulka Jamacada kismaayo iyo Aqoonyahaniinta Ku sugan Magaalada Kismaayo. Ajandaha…

DHAGEYSO: Qaramada Midowdey oo Kismaayo soo gaadhay Sheegtayna in ay Dhawaan Xafiis ka furan doonto.

DHAGEYSO: Qaramada Midowdey oo Kismaayo soo gaadhay Sheegtayna in ay Dhawaan Xafiis ka furan doonto.

Magalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa soo garay wafdi ka socda Qaramada Midowbe ee u qaabilsan arimaha soomaliaya, gaar ahaana laanta dhawaan lagu wado in ay ka…

War-Saxaafadeed:RW Saacid oo lagu eedeeyay inuu hagardaamo kuhayo heshiiskii Addis Ababa ku wada gaareen maamulka Juba iyo DFS.

War-Saxaafadeed:RW Saacid oo lagu eedeeyay inuu hagardaamo kuhayo heshiiskii Addis Ababa ku wada gaareen maamulka Juba iyo DFS.

WARSAXAAFADEED Anigoo tixraacaya war ka soo yeeray ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka, Saacid Shirdoon, kaasi oo ah hadal xaalad abuur, jilaafayn iyo daba maryayn heshiiskii 27-dii Agoosto lagu gaaray Addis Ababa…

Tartanka Duqa ama Duqda Magaalada Boston oo codkii Soomaalidu noqday abid mid lagu gorgortamayo

Tartanka Duqa ama Duqda Magaalada Boston oo codkii Soomaalidu noqday abid mid lagu gorgortamayo

Tartanka Mayornimo ee magaaldan Boston ayaa haatan ku jira wigii ugu danbeeyay ee wareega 1aad tasoo wixii ka danbeeya Talaada bishu tahay Sept 24, 2013 ay isku soo hadhi doonaan…

MUCJISO: Mucjiso Rabaani ah oo Aan Abid Dunida Lagu Arag oo Kismaayo ka Dhacady(COD & SAWIRO)

MUCJISO: Mucjiso Rabaani ah oo Aan Abid Dunida  Lagu Arag oo Kismaayo ka Dhacady(COD & SAWIRO)

Soomaaliya waxaa ay kamid tahay wadamada muslimka ah Ee hadana ay ku yaryihiin mucjisooyinka layabka ah marka la Eego hase ahate arin fajac iyo Amakakleh ayaa waxaa ay ka dhacday…

Daawo shirkii New deal ee 650-ka milyan ee Euros loogu yaboohay Somalia

Daawo shirkii New deal ee 650-ka milyan ee Euros loogu yaboohay Somalia

Saan Saankii iyo qaabkii shika dib u dhiska Soomaaliya..  …

Ciilmooge: Wasiirka Warfaafinta ee dawlada dhexe oo ka jawaabay Warqad lagu been abuurtay

Ciilmooge: Wasiirka Warfaafinta ee dawlada dhexe oo ka jawaabay Warqad lagu been abuurtay

Anigoo tixraacaya warqad been abuur ah oo qaar kamid ah Website-yada Soomaalida lagu daabacay loona ekeysiiyay inay kasoo baxday xafiiskayga, waxaan xaqiijinayaa inaysan jirin warqaddaasi ayna tahay mid been abuur…

With just over a week until election day, Boston voters remain flummoxed by the crowded mayoral race, with City Councilor John R. Connolly holding a slight edge in a field so tightly bunched and volatile that as many as nine candidates have a plausible shot at the final, a Globe poll shows.

Riix   Click …. http://www.connollyforboston.com/news/boston-globe-poll-results        …

Dawlada Turkiga oo wadooyin bilaa Bulaacado ah dhismahooda ka bilowday Jidadka Magaalada Muqdisho

Dawlada Turkiga oo wadooyin bilaa Bulaacado ah dhismahooda ka bilowday Jidadka Magaalada Muqdisho

Waxaa si xawli ah u bilowday dib u dhiska jidadka ee magaalda Muqdisho, mashruucan oo u muuqda mashruuc aad uga dib dhacay wakhtigiisii ayaa haatan ka bilowday wadooyin halbowla u…

Madaxweynha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madowbe oo maanta u dhoofay magalada Brussels(COD & SAWIRO).

Madaxweynha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madowbe oo maanta u dhoofay magalada Brussels(COD & SAWIRO).

Waxaa maanta magalada Kismaayo ka dhoofay wafdi uu hogaminayo madaxweynha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madowbeasagoo ku sii jeeday magalada Brussels ee dalka Belgium. Sheekh Axmed madowbe ayaa ka qeebgali…