Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka oo Kismaayo kusoo badanaya Lagana Dayrinayo Xaaladooda Nololeed (DAAWO SAWIRADA)

Xarunta lagu dabiibo dadka dhimirka qaba ee magalada kismaayoayaa waxaa hatan ka jira xaalado nolol xumo,ayadoona inta badan aysan helin dadkaasi wax yaalaha lagama maarmaanka u ah dadka uu soo ritay cudurka dhimirka sida dawooyin cudurka dhimirka  looga daaweeyo iyo noloshooda guud waxyaabo lagula tacaalo.

 

Maamulaha guud ee xarunta Fatima Relief & Development Org oo ah Faadumo Sheekh Muuse oo ka war bixisay xaalad guud ay hada ku sugan yihiin, sidoo kale ayadoo baaq u diratay hay’adaha calamiga ah iyo jaaliyadaha Soomaaliyeed ee jooga dalka dibadiisa in ay dadkan aadka u dhibaateesan ay soo caawiyaan.

HALKAN KA DHAGEYSO

Sidookale mid kamid ah dadka qaba xanuunka dhimirka oo ka warbixiyay xaladiisa nololeed iyo in uu u bahanyahay in la daryeelo lana soo garsiiyo Daawooyin caafimaadkiisa soo celiya.

DAAWO SAWIRADA :

Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag