Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dawlada Turkiga oo wadooyin bilaa Bulaacado ah dhismahooda ka bilowday Jidadka Magaalada Muqdisho

Waxaa si xawli ah u bilowday dib u dhiska jidadka ee magaalda Muqdisho, mashruucan oo u muuqda mashruuc aad uga dib dhacay wakhtigiisii ayaa haatan ka bilowday wadooyin halbowla u ah xaafadaha ay kadegan yihiin shaqaalaha Turkigu sidoo kale waxaa ka bilowday magaalada wadooyinka halbowlaha u ah dhisme iyo dayac tir. Talaabadan ayaa ah mid aad muhim ugu ah magaalada balse wado aan lahayn bulaacado ka qaada biyaha ayaa ah hooyoo igu noqo.

Eng Xuseen Fiin

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Dawlada Turkiga oo wadooyin bilaa Bulaacado ah dhismahooda ka bilowday Jidadka Magaalada Muqdisho

  1. Pingback: Eng Xuseen Fiin oo horay u dhaliilay dhismaha wadooyinka Muqdisho daawo Engineerkii dhisay Markoodii Hore oo u markhaati furay |