Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Lower Jubba University oo maanta Daawoyin Gaarsiisay Kaamamka Badar Kow iyo Badar Labo (DAAWO SAWIRADA)

Lower Jubba university ayaa maanta daawooyinka ay siineysay dadka barakacayaasha ah ee ku jira kaamamka Badar Kow iyo Badar Labo  ee magaaladda Kismaayo, ayaa waxa waday maamulka iyo Ardayda caafimaadka ka barta Jaamacadda Lower Jubba.

Ardayda Jaamacadda ka barta caafimaadka ayaa waxa ay ugu baaqeen dadka in ay ka taliyan wax waliba oo caafimaaddarada keeni  kara, ayagoona u sheegay in caafimaadku uu yahay Nadaafadda, Nadaafaduna ay tahay Imaanka barkiisa.

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay DR: Dubad Aaadan Max’ed oo ah Gudoomiyaha Lower Jubba university  ayaa waxa uu ka war bixyay Daawooyinkaani ay maanta gaarsiiyeen kaammka Badar Kow iyo Badar Labo  ee ku jira dad aad u liita asagoona sheegay in ay isku xilqaamayn iskooda.

HALKAN KA DHAGEYSO

sikastaba,  Jaamacadda Lower Jubba iyo Ardaydeena ayaa waxa ay sheegeen in ay sii wadayaan waxyaabaha hada ay gacanta kula jiraan ayna gaari doonaaan dhamaan kaamamka ku yaala Magaaladda Kismaayo ayagoona ka wacyi galinaya dadkani la dhibaateysan caafimaad daradda iyo wax yaabaha keeni kara nolol xumida.

DAAWO SAWIRADA:

Ceegaag Online-Kismaayo.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag