Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO; Kulan Cilmiyeed oo ciwaan looga dhigay “Dowrka Jamacadaha ay ku leyihiin u Adeegida Bulshada” oo Maglada Kismaayo lagu qabtay (DAAWO SAWIRADA)

Waa kulan Cilmiyeed ay soo qaban qaabiyeen ardayda Reer Jubba State ee wax ka barat Jamacadaha ku yaal Dalka Suudan, Maamulka Jamacada kismaayo iyo Aqoonyahaniinta Ku sugan Magaalada Kismaayo.

Ajandaha Laga hadlayay oo ahaa “Doorka Jamacadaha ay ku leeyihiin u adeegida Bulshada”  Kulan cilmiyeedka oo ay dad badan ka soo qeeb galeyn ka  hadlay Axmed Kismaayo oo ku hadlay Codka Ardayda Suudan iyo Cabdi Raxmaan Sahal oo isna kahadlay Dowrka Jamacadaha Ay ku leyihiin Bulshada.

HALKAN KA DHAGEYSO
Dood cilmiyeedkan oo ah tii ugu horeysay oo ay soo qaban qaabiyaan Ardayda wax ka barata Jamacadaha ku yaala Dalka Suudan.

 

DAAWO SAWIRADA:

Ceegaag Online-Kismaayo

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag