Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

MUCJISO: Mucjiso Rabaani ah oo Aan Abid Dunida Lagu Arag oo Kismaayo ka Dhacady(COD & SAWIRO)

Soomaaliya waxaa ay kamid tahay wadamada muslimka ah Ee hadana ay ku yaryihiin mucjisooyinka layabka ah marka la Eego hase ahate arin fajac iyo Amakakleh ayaa waxaa ay ka dhacday magaalada Kismaayo Ee xarunta gobolka jubada hoose.

Waa qoys reer baadiye ah oo ku cususb magaalada waxaa u dhalatay gabar ay u bixiyeen Idilo  muuqaal gabareed leh Abaha dhalay gabadhan oo ayaa waxaa uu gabadha mudo hal sano iyo shanbilood kadib ku arkay muuqaal kii gabar nimo kabadalan isla markana u suuraysan qaab Wiil.

HALKAN KA DHAGEYSO

Mahad sonkorow oo arinkan aad ula fajacay ahana Abaha gabdhan dhalay ayaa waxaa uu bahda saxafada horgeyay gabdhan mucjisada ah, si loogu cibro qaato magacii ayaa laga badalay Iimika waxaana loo bixiyay idiris marka la Eego Muuqalka Ilmahan waxaa Uu ubahan yahay qaaliin dibada ah oo lagu sameeyo xubinteeda taranka madama xininyaha aysan muuqan oo ay ku dhex milmay qaybaha jirka idiris una bahan qaliin laga yabo in ay ku waayo nolosha.

Hadaba Nala Arag Sawiradan Mucjisada Ah:





Ceegaag Online-kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag