Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tartanka Duqa magaalada Boston oo wareegii 2aad galay

 

Waxaa shalay lasoo gabogabeeyay tartanka duqa magaalada Boston iyada oo wareega 2aad ay isugu soo baxeen  Martin Walsh iyo John Connolly oo labaduba cadaana haystana diinta Catholic asal ahaana kasoo jeeda qawmiyada Irishka. Taa soo ah meeshii dadbadan oo Soomaaliya oo siyaasa Adoreskeeda wax ka yaqaanaa ku taamayeen, dadkan oo Taageera John Connolly ayaa ka cabsi qabay hadii gabadha madow ee Charlotte Golar Regia ku soo bixi lahayd John Connaly oo Soomaalida taageerayeen    in xaalku noqon lahaa dababa waa waxay dheshee doono Hooyadaa.

 

Tartanka ayaa lafilayaa inuu si sahal ah ugu guulaysto John Connolly  waayo waxa uu wataa Boston dadka u shaqeenaya waa reer Boston qabiilkasta iyo Diinkasta aaminsan halka Martin Walsh  uu aad ugu tiirsan yahay codka dadka cadaanka ah oo lagag tiro badan yahay magaalada Boston.

 

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag