Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad Salbalaadhan oo Soomaalida Boston ku soo dhaweenayaan Ra’isalwasaarihii Xukuumadii Badbaado Qaran Dr. Gaas

Marwooyin iyo Mudanayaaal waxaa laydinku wargalinayaa laydinkuna casuumayaa xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynayo Ra’isal Wasaarihii dawladdii badbaado Qaran Dr. Cabdiwali Gaas. Xafladan ayaa lagu qabanayaa Jaamacada Harvard University maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay Sept 28, 2013

Goobta: 1 Oxford Street Cambridge, MA. 02138

Goorta: 5:PM ama Shanta galabnimo

ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag