Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madowbe oo maanta u dhoofay magalada Brussels(COD & SAWIRO).

Waxaa maanta magalada Kismaayo ka dhoofay wafdi uu hogaminayo madaxweynha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Madowbeasagoo ku sii jeeday magalada Brussels ee dalka Belgium.

Sheekh Axmed madowbe ayaa ka qeebgali doona shir ka furmi doona 16 September, shikan oo ay ka soo qeebgali doonaan wadamda uu burburku saameyay.

Madaxweyne Axmed Madowbe mar uu lahadlay saxafada ayaa waxa uu yaga waramay socdaal kiisa iyo halaka uu ku wajahanyahay.

HALKAN KA DHAGEYSO

Cabdi Qani Max’ed Jamaac oo ah la taliyaha Madaxweynha Maamulka KMG ee Jubba ayaa saxafada uga waarbixiyay safarka Axmed Madowbe iyo Ajandayaasha uu la hortagi doono shirka ka dhicidoona magalada Brussels .

Sikastaba, madaxweynha ayaa lagu soo waramayaa in uu halakaas kaga sii gudibi doono dalka Danmerk oo kulamo gaar ah uu la qadan doono jaaliyadahada Jubba State ee dagan Dalka Denmark.

DAAWO SAWIRADA:

Ceegaag Online-kismaayo

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag