Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Soomaalida Reer Boston oo intooda badan dantooda ka dhex arkay Musharax John Connolly

Waxaa Xalay kadhacay Maqaaxida JUBA xafladan laysku wargalinayay sidii Soomaalidu ugu codayn lahayd John Connolly oo ah nin isagu horay macalin uga ahaan jiray dugsiyada dadwaynaha.

Dhamaan Soomaalida Boston ayaa haatan aad moodaa inay baalashu u qalaleen ka dib markii ay dawladi ka hano qaaday Soomaaliya iyaga oo haatan doonaya inay si toos ah wax ula qabsadaan shacabka ayku dhexnool yihii Siyaasad ahaan.

 

Daawo Cajalad Hordhac ah oo ku saabsan Xafladaaa

Eng. Hussean Fiin

Booston

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Soomaalida Reer Boston oo intooda badan dantooda ka dhex arkay Musharax John Connolly