Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 152)

Press Release: Hakin Isse, New Voice for Ward 3

Press Release: Hakin Isse, New Voice for Ward 3

Press Release Edmonton – Hakin Isse, Ward 3 City Council candidate will be announcing his candidacy on August 30, 2013 at 9228-144 Avenue, at 2:30 pm. Hakin’s goal is a…

Hambalyo Dhalasho: Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan Saciid Cumar oo ay Gabadhi Stockholm ugu Dhalatay

Hambalyo Dhalasho: Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan Saciid Cumar oo ay Gabadhi Stockholm ugu Dhalatay

Waxaa shalay oo bishu Ogost ahayd 31, sanadka 2013 ay gabadhi ugu dhalatay magaalada Stockholm ee dalka Sweden Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan Siciid CUmar. Gabadhaas oo loo bixiyay Saafi-Roon…

Waxgaradka iyo aqoonyahanada beesha sade oo shir jara’id ku qabatay magalad kismaayo (DAAWO SAWIRO)

Waxgaradka iyo aqoonyahanada beesha sade oo shir jara’id ku qabatay magalad kismaayo (DAAWO SAWIRO)

Qaar kamid xildhiabaanadii hore ee Dowladii kumeel gaar ka ahayd ee Soomaliyaa Iyo aqoonyahano katirsaan Beeshaa Sade ayaa waxa ay si wada jir ah shir jara’id uGu qabteen Hotel Qiilmawaye  ee magalad kismaayo. Shirkan…

HAMBALYO AROOSKA: CABDIRASHID DAHIR FAARAX IYO NADIYA CUMAR MAXAMED GEEDEEYE

HAMBALYO AROOSKA: CABDIRASHID DAHIR FAARAX IYO NADIYA CUMAR MAXAMED GEEDEEYE

HAMBALYO AROOSKA: CABDIRASHID DAHIR FAARAX IYO NADIYA CUMAR MAXAMED GEEDEEYE Aabe Cumar Maxamed Geedeeye iyo Hooyo Sahra Cabdi Burale iyo dhamman qoyska reer geedeeye waxay iyaga oo aad ugu faraxsan…

Xafalad lagu taageerayo aqoonsiga maamul gobaleedka Jubbooyinka iyo Gado oo kismaayo ka dhacaday iyo Xildhibaan DF Soomaaliya oo halkaasi shahado sharaf lagu gudoonsiiyay (DAAWO SAWIRADA)

Xafalad lagu taageerayo aqoonsiga maamul gobaleedka Jubbooyinka iyo Gado oo kismaayo ka dhacaday iyo Xildhibaan DF Soomaaliya oo halkaasi shahado sharaf lagu gudoonsiiyay (DAAWO SAWIRADA)

Xaflad si heer sare ah loo soo agaa simay laguna taageerayay hishiiskii aya wada gaareen Dowlada Dhaxe iyo maamulak Jubbland oo ka dhacady xarunta jaamacada magalada kismaayo, Mar aan ku…

Akhri qodobadii rasmiga ahaa ee heshiiskii ay kala saxiixdeen DFS iyo maamulka Jubbaland.

Akhri qodobadii rasmiga ahaa ee heshiiskii ay kala saxiixdeen DFS iyo maamulka Jubbaland.

1) Maamul kumeelgaadh ah oo ka kooban Gedo,Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe. 2)Magaca maamulku waa mamaulka KMG ee Juba 3) Mudada maamulku waa inuusan ka badnaanin 2 sano 4)DFS iyo…

Hawulgalo balaaran oo ka soconaya magalda Kismaayo iyo shirkadaha isgaarsiinta oo la jaray(SAWIRO)

Hawulgalo balaaran oo ka soconaya magalda Kismaayo iyo shirkadaha isgaarsiinta oo la jaray(SAWIRO)

Waxaa magalda kismaayo ka socda hawulgalo lagu xaqiijinayo amniga magalada Kismaayo, Hawulgalkan ayaa waxaa iska kaashanayo Ciidaamada Maamulka Jubbland iyo Ciidamada  amison eek u sugan gudaha magalada, wararka aan haleyno…

Xuseen Samatar Garabyare oo ku geeryooday Minnesota

Xuseen Samatar Garabyare oo ku geeryooday Minnesota

Waxaa xalay ku geeriyooday wadanka Maraykanka gaar ahaan magaaladda Minneapolis ee Gobolka Minesota mudane Xuseen Samatar Garabyare oo ahaa siyaasigii ugu horeeyay ee kamid noqda madaxda maamusha Gobolka Minesota waxuuna…

Shabakada Ceegaag oo si buuxda u taageertay Musharaxnimada duqamagaalada Boston u sharaxan yahay John Connolly

Shabakada Ceegaag oo si buuxda u taageertay Musharaxnimada duqamagaalada Boston u sharaxan yahay  John Connolly

Markii aanu lakulanay wakhtiyo kaladuwan ilaa lixdii sanadood ee tagay musharaxan John Connalyoo ah mudane ka tirsan lataliaasha Magaalada siiba kuwa afarta ah ee looga codeeyo magaalada Guud ahaan ayaa…

Dhageyso: Aqoonyahanada beesha sade Daarood oo DF Soomaaliya ugu baaqay in ay tageraan Jubbland(DAAWO SAWIRO)

Dhageyso: Aqoonyahanada beesha sade Daarood oo DF Soomaaliya ugu baaqay in ay tageraan Jubbland(DAAWO SAWIRO)

Gudiga beesha Sade daarood ee Jubbland ayaa kulan ay ku yeesheen magalada kismaayo waxa ay ka hadleyn arimo kala duwan oo ay kamid yihiin arimaha DF Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedka…

Waxaa maanta lagu aasay maglada Kismaayo Sheekh Cali Axmed Ashkir(sawiro)

Waxaa maanta lagu aasay maglada Kismaayo Sheekh Cali Axmed Ashkir(sawiro)

Waxaa manta airabotka magalda Kismaayo soo cagadhigatay diyarad sida Marxuum Sheekh Axmed Cali Ashikir  oo malintii Axada ahayd ku geeryooday Gobolka Ohio  dalka Marekanka. Marxuumka oo horey uga dardaarmay in…

Xaflad lagu gunaanaday wakhtiga Xagaaga oo USY ku qabatay magaalada Boston(Sawiro)

Xaflad lagu gunaanaday wakhtiga Xagaaga oo USY ku qabatay magaalada Boston(Sawiro)

Xafladan oo ahayd tii ugu wayneed ee abid ay Soomaali soo agaasinto ayaa waxay isugu jirtay layli la laylinayay ubadka si loogu diyaariyo Hagaanka mustaqbalka Soomaaliya iyo kan Maraykanba. Waxaa…

Warbixin: Xagee buu maryaa wadahadaladii u dhaxeyay DF Somaliya iyo Maamulka Jubbland?

Warbixin: Xagee buu maryaa wadahadaladii u dhaxeyay DF Somaliya iyo Maamulka Jubbland?

Shirka kasocda Addis ee dhexmaraya Maamulka Jubbaland iyo Dawladda Federaalka ayaad moodaa hadda in rajadu soo fiicnaanayso, inkasta oo ay kuxirantahay hadba sidda Hogaanka Dawladda Federaalka ay mowqifkeedii hore uga…

Mucaawino ka timid dalka Turkiga oo kismanyo soo gaartay (DAAWO SAWIRADA)

Mucaawino ka timid dalka Turkiga oo kismanyo soo gaartay (DAAWO SAWIRADA)

Waxaa dakada weyn ee magalda Kismaayoku soo xirtay markab siday mucaawino . mucaawinadan oo loogu talagalay Dadka tabaalaysan  ku nool Kaamamka waaweyn ee magalada Kismaayo iyo daafahayda. markabkan oo siday…

Dhageyso: Xildhibaan Cabdirashiid xidig “yaan wax laga sheygin Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismanyo….. ”

Dhageyso: Xildhibaan Cabdirashiid xidig “yaan wax laga sheygin Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismanyo…..  ”

Waxaa magalada Kismaayo indhaweydba ku suganaa Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Baarlamaanka Dowlada Faderaalka Soomaaliya xildhibaanka oo ku jira fasaxii Baarlamanka Soomaaliya. Sidoo kale Xildhibaan  Xidig ayaa wali…

DEG DEG:Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubaland oo Addis Ababa u duulay.

DEG DEG:Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubaland oo Addis Ababa u duulay.

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa goor dhawayd u ambabaxay magaalada Addis Ababa. Madaxweyne Axmed madoobe ayaa lagu wadaa in magaalada Addis Ababa kula kulmo madaxweynaha DFS Xasan…

Xildhibaan Xidig oo kuln la qaatay Ururada Dhalinyarada ee Jubbaland iyo Odayaasha Dhaqanka (SAWIRO)

Xildhibaan Xidig oo kuln la qaatay Ururada Dhalinyarada ee Jubbaland iyo Odayaasha Dhaqanka (SAWIRO)

ka dib markii dhawaantan ay magaalda Kismaayo ay soo gaareen wafdi uu horkacaayo xildhibaan Cabdi Rashiid Maxamed Xidig islamarkaana ay ku wehelinaya siyaasiyiin waxgarad aqooyahano iyo walib qurbo joog ayaa…

Xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig oo maanta la kulmi doona odayaasha dhaqanka Kismaayo

Xildhibaan C/rashiid Max’ed Xidig oo maanta la kulmi doona odayaasha dhaqanka Kismaayo

Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu wadaa inuu kulamo la yeesho odayaasha…

Waxgarad iyo Maamulka Jubbaland oo cambaareeyay dilkii ugaaska beesha Galimays.

Waxgarad iyo Maamulka Jubbaland oo cambaareeyay dilkii ugaaska beesha Galimays.

Maamulka Jubbaland iyo waxgarad ayaa cambaareeyay dilkii maanta magaalada Kismaayo loogu geystay Ugaas Cabdiqaadir Sheekh Axmed Ugaaska beesha Galimays ee Absame. Afhayeenka maamulka, Cabdinaasir Seeraar Maax oo la hadlay warbaahinta…

War Deg Deg ah: Ugaas cabdul qaadir oo qaraxa lagula beegsaday magalda Kismanyo(Daawo Sawirada)

War Deg Deg ah: Ugaas cabdul qaadir oo qaraxa lagula beegsaday magalda Kismanyo(Daawo Sawirada)

Ugaas Cabdi Qaadir Sheekh Axmed oo ka mid ah odayasha dhaqanka ee Jubblandd ayaa ku nafwayay qarax lala beegsaday sakay subaxnimoadii(jimce) isagoo dhex maraya Inta u dhaxeysa xafada Guul-wade iyo …