Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 148)

Deg Deg: Jubba State iyo Dowladda Federaalka oo Isku Afgartay Qodobo Dhowr ah (DHAGEYSO)

Deg Deg: Jubba State iyo Dowladda Federaalka oo Isku Afgartay Qodobo Dhowr ah (DHAGEYSO)

Kadib shir ay albaabadu u xirnaayeen oo muddo saacado ah uga socday xarunta Madaxtooyada Jubba State ee magaalada Kismaayo waftigii ka socday Dowladda Soomaaliya iyo masuuliyiinta maamulka Jubba ayaa labada…

Kulanmadii shaly illaa iyo Xalay ka socday madaxtooyada Kismaayo oo la’isku fahmiwaayay.

Kulanmadii shaly illaa iyo Xalay ka socday madaxtooyada Kismaayo oo la’isku fahmiwaayay.

Kulamadii caawa mataxtooyada Kismaayo uga socday wafdigii wasiirka arimah gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo madaxda maamulka Jubaland ayaa natiijo la’aan ku dhamaaday.Wafdiga kayimid Xamar ayaa kulankii layimid laba qodob oo…

DHAGEYSO: Wafdi uu Horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo Kismaayo Yimid, Maxaytahay sababtu? ( DAAWO SAWIRO)

DHAGEYSO: Wafdi uu Horkacayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo Kismaayo Yimid, Maxaytahay sababtu? ( DAAWO SAWIRO)

Waxaa maant garoonka Magalada Kismaayo Ka soo dagay Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo  Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka DF Soomaaliya Cabdi Kariin xuseen guuleed iyo wasiir ku xigeen Gashaandhiga…

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay B/weyne iyo Qasaaraha oo isa sootarayo

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay B/weyne iyo Qasaaraha oo isa sootarayo

Shabkada Ceegaag Online warar soo gaaray waxay sheegayaan in qof waxyaabo qarxa isku soo xiray uu isku dhex qarxiyey meel dad shacab ah kusugnaayeen magaalada B/weyne. Inta la og yahay…

Wafdigii Saaka Kismaayo Yimid Waxay Uyimaadeen Arinta Bare Hiiraale (warbixin)

Wafdigii Saaka Kismaayo Yimid Waxay Uyimaadeen Arinta Bare Hiiraale (warbixin)

Ceegaag Online  waxay xog hoose ku heshay in wafdigii saaka Kismaayo yimid aysan ka socon Qaramada Midoobay balse ay ahaayeen wafdi ka socday AMISOM.Wafdigan wuxuu ka koobnaayeen 5 xubnood oo…

Waxaa soo Gabgabowbay Ciyarhii Heerka Kowaad ee ka socday Magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

Waxaa soo Gabgabowbay Ciyarhii Heerka Kowaad ee ka socday Magalada Kismaayo (DAAWO SAWIRO)

Ciyaartaan maanta ka dhacday garoonka kubbada cagta ee  Waamo Stadiom ee magaalda Kismaayo ayaa waxaa ay ahayd mid fiinaal ah islamrkaana ay islaga hor yimaadeen kooxa Kasima iyo Isku-filan ee…

DHAGEYSO: Banaabaxa ay soo Abaabuleen Haweenka ku dhaqaan Magalada Kismaayo “Gogoshii Nabada waxaan dhignay Magaalada Kismaayo” (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO: Banaabaxa ay soo Abaabuleen Haweenka ku dhaqaan Magalada Kismaayo “Gogoshii Nabada waxaan dhignay Magaalada Kismaayo” (DAAWO SAWIRADA)

Banaabaxan oo ay soo abaabuleyn Haweynka ku dhaqan magalada kismaayo ayaa waxaa u ujeedadiisu ahaa haday yihiin haweynka ku ka soo jeeda Jubbooyinka oiyo Gado in ay Gogoshii Nabada ay…

Waraysigii Cabdicasiis Nuur Xirsi Q 2aad

Waraysigii Cabdicasiis Nuur Xirsi Q 2aad

Waraysigan waa waraysi aad u xiiso badan oo si fiican uga turjumaya halaagii iyo hoogii Soomaali gaadhay ka dib afganbigii dawladii dhexe.. Ceegaag.com…

Daawo Salaamihii iyo sidii looga ciiday Boston, MA USA

Daawo Salaamihii iyo sidii looga ciiday Boston, MA USA

Salaadii ciida oo siwayn looga oogay Boston Soomaaliduna siwayn ugu ciideen iyagoo hogaan ka ahaa mid kamida goobihii ciida loo qoondeeyay..                  …

DHAGEYSO: Madaxweyne Axmed Max’ed Islaam oo Maanta la ciiday boqolaal dad ah oo ku dhaqan magalada kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO: Madaxweyne Axmed Max’ed Islaam oo Maanta la ciiday boqolaal dad ah oo ku dhaqan  magalada kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Waxaa maanta si heer sare ah loga dabal dagay munaasabada ciidul Adxa xarumo kala duwan oo ay maamulku go’amiyen in lagu tukado ayay dadku buux dhafiyeen. Goobha lagu tukanay aoo…

DHAGEYSO: Axmed Max’ed Islaam oo cafis u fidiyay dad siyaabo kal duwan u xirnaa Ciidul Adxaa awgeed (DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO: Axmed Max’ed Islaam oo cafis u fidiyay dad siyaabo kal duwan u xirnaa Ciidul Adxaa awgeed (DAAWO SAWIRADA)

Madaxwaynaha maamulka jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa cafis u fidiyay maxaabiis u xirnaa Edaymo kala duwan Munasabad Ciidul adxa awgee. HALKAN KA DHAGEYSO Madaxwaynaha ayaa cafis u fidiyay…

DAAWO SAWRIDA: Magalada Kismaayo oo si Weyn loogu Diyaar Garoobayo Maalinta Ciida Carafo

DAAWO SAWRIDA: Magalada Kismaayo oo si Weyn loogu Diyaar Garoobayo Maalinta Ciida Carafo

Magaalada Kismaayo waxaa si xowli ah uga soconaya diyaargarowgii ugu dambeeyay ee ay dadku ugu jiraan soo dhaweynta maalinta ciidul ADXA oo ay naga xigto wax ka yar Maalin. Dadka…

(Dhagayso)Jaaliyada Soomaalida Reer Boston oo wada samaystay Gudi Oryanteeshineed Ololaha Doorashooyinka Magaalada Isugu Dubarida.

(Dhagayso)Jaaliyada Soomaalida Reer Boston oo wada samaystay Gudi Oryanteeshineed Ololaha Doorashooyinka Magaalada Isugu Dubarida.

Shirar iyo wadahadalo danka hadal ah  u sacday Jaaliyada ayaa shalay lagu soo afmeeray xarunta RIAC taasoo jaaliyadu isku raacday inay mee uga soo wada jeestaan  danahooda siiba wax ka…

DHAGEYSO : Munaasabad sogootin iyo soo dhaweyn ah oo loo qabtay ardayda jamacada kismaayo ( DAAWO SAWIRADA)

DHAGEYSO : Munaasabad sogootin iyo soo dhaweyn ah oo loo qabtay ardayda jamacada kismaayo ( DAAWO SAWIRADA)

Munaasabadaan oo lagu sagootinaayey ardayda dhamaysay Jaamacadda Kismaayo sanad Jaamacadeedka 2012, 2013 isla markaaana lagu soo dhowaynaayey ardayda cusub ee sanadkaan kusoo biirtay Jaamacadda ayaa waxay ka dhacay xarunta Jaamacadda…

Deg Deg:Aqriso Tirada Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Jubba iyo Qaabka loo soo Xulayo

Deg Deg:Aqriso Tirada Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Jubba iyo Qaabka loo soo Xulayo

Madaxweynaha maamulka Jubba ayaa maalmahan ku guda jiray la tashi ku aadan soo xulida golaha baarlamaanka maamulka Jubaland iyo xubnaha golaha wasiirada. Xubnaha Baarlamaanka ayaa sidii aan horay u sheegnay…

October 16 8:00 p.m. waa maalinta u danbaysa ee aad is xaadarin kartid si aad u codayso

October 16 8:00 p.m. waa maalinta u danbaysa ee aad is xaadarin kartid si aad u codayso

Tartanka duqa magaalada ee ay Soomaalidu inta badan hadal hayaan inay si aada u soo baxaan una codeeyaan John Connolly waa inaad is xaadarisaa ugu danbayn Arbacada soo socota 8:00PM…

He opened his office to us and made us realize this is our office…it belongs to everyone

He opened his office to us and made us realize this is our office…it belongs to everyone

Deeqo Jibril of Roxbury talking about the relationship between John Connolly and Boston’s Somali community, especially parents in the community. Ceegaag.com…

Maamulka Jubba iyo odayaasha dhaqanka oo wadatashi usocdo

Maamulka Jubba iyo odayaasha dhaqanka oo wadatashi usocdo

Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa maalmahan ku mashquulsan watatashi uu la leeyahay oday dhaqameedyada Beelaha daga Jubba. Warar sugan oo naga soo gaaray qaar kamida masuuliyiinta maamulka Jubba ayaa sheegaya in…

Dawlada Fadaralka ah Oo Wada Qorshe ay ku kala jabinayso Maamulka KMG ee Jubba Xog sax ah

Dawlada Fadaralka ah Oo Wada Qorshe ay ku kala jabinayso Maamulka KMG ee Jubba Xog sax ah

ama lakala jabiyo waxaana ay ahayeen guruub isku xiran oo ay adagtahay in lagu dhex milmo Oo laga faa”iidaysto Hase ahate heshiiskii Adis ababa waxaa uu booska u xaray in…

Ogaysiis Salaada Ciidul-Odxiyada oo lagu tukan doono Sarta-wayn ee Melnea A. Cass.

Ogaysiis Salaada Ciidul-Odxiyada oo lagu tukan doono Sarta-wayn ee Melnea A. Cass.

Dhamaan Shacabka Soomaalida waxaa la’ogaysiinayaa inaynu kuwada tukan doono Sarta wayn ee Melnea A. Cass  tasoo ku taala isgoyska Washington St & Martin Luther King Blvd ee xaafada Roxbury. Waxaa Socda ololaha…