Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dawlada Fadaralka ah Oo Wada Qorshe ay ku kala jabinayso Maamulka KMG ee Jubba Xog sax ah

ama lakala jabiyo waxaana ay ahayeen guruub isku xiran oo ay adagtahay in lagu dhex milmo Oo laga faa”iidaysto

Hase ahate heshiiskii Adis ababa waxaa uu booska u xaray in lagu dhex milmo dhexdoda kadaibna laga faa’iidaysto qaybo ama shaqsiyaad iyaga kamid ah

Dawlada Fadaraalka ayaa hadaba waxaa ay bilawday qorshe cusub oo masuuliyinta maamulka lagu kala jabinayo dhexdoodana khilaaf la dhigayo

Hogaamiyaha Cu”limo Awdiinka Ahlusunna Ee koonfurta Aw libaax oo shalay muqdisho shirjaraa”id ku qabtay waxaa uu sheegay in uu ka qayb galayo shirka Muqdisho Axmed madoobena uusan u joojinayn taas waxay cadaynaysaa in Aw libaax iyo Axmed madoobe ay kala dhaqajiyeen waxaana Muuqanaysa in tan ay dhabar jab ku noqon karto Maamulka jubba.

Xubno Uu kamid yahay R/Wasare saacid ayaa sheekha ku qanciyay in uu Muqdisho tago hase ahate lama oga jawaabta maamulka jubba ay arintan ka bixin doonan.

Wixii kusoo kordha kala jabintan dawlada Fadaralka ah ay ku wado maamulka jubba,Wararkeena danbe ayaad ku maqli doontan.

Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag