Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

October 16 8:00 p.m. waa maalinta u danbaysa ee aad is xaadarin kartid si aad u codayso

Tartanka duqa magaalada ee ay Soomaalidu inta badan hadal hayaan inay si aada u soo baxaan una codeeyaan John Connolly waa inaad is xaadarisaa ugu danbayn Arbacada soo socota 8:00PM fiidkii.

Qofkasta oo haysta dhalashada Maraykanka ee dagan Xaafadaha mapka magacyadoodu ku qoran yihiin waa inuu is xaadaraiyaa si uu cod ugu noqdo Jaaliyadiisa ama Jaaliyadeeda Soomaaliyeed.

 

Isku Xaadari Warqadan inta aad daabacato

2013-Voter-reg-mail-in_tcm3-33459

 

Dadka tartamaya magacyadooda iyo xaafadaha ay u tartamayaan halka ka baro si aad codkaagu u khasaarin waayo waxaa loo codeeyaa dad aad ubadan iyo qaybo kaladuwan hadii aad qayb ilowdana waxaa qasaaraya codkaagii aad qaybtaa ku lahayd.

Official List of Candidates for Municipal Election NOVEMBER 5 2013 – in BALLOT ORDER_tcm3-40871

Meesha Codbixin ayaa inalaga rabaa Sanadkan si aah in uun u muuqano maadaama aynu dilaaladii codkeena dilaali jiray Yur iska nidhi..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag