Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

(Dhagayso)Jaaliyada Soomaalida Reer Boston oo wada samaystay Gudi Oryanteeshineed Ololaha Doorashooyinka Magaalada Isugu Dubarida.

Shirar iyo wadahadalo danka hadal ah  u sacday Jaaliyada ayaa shalay lagu soo afmeeray xarunta RIAC taasoo jaaliyadu isku raacday inay mee uga soo wada jeestaan  danahooda siiba wax ka qabashada dhalinta  xidhan, arimaha xaga qorska iyo waxbarashada iyo cidii u baahan in laga caawiyo isu keenitaanka qoysaska kala maqan. Gudi Oryanteeshineed Ololaha Doorashooyinka Magaalada Isugu Dubarida

Gudigan 21ka ah ee Octobartan lagu dhawaaqay ayaa la filayaa inay kor usoo qaadaan muujinta jiritaanka Soomaalida oo ku gumoobay kala qaybsanaanta ay ku kala qaybsanaayeen dhinaca fikirka iyada oo hoosta laga xariiqay in sida kaliya ee Gob lagu noqon karaa ay tahay mideenta Cududa Jalaaiyada dhinacwalba.

Shirkaa dabadeed shir gudi farsamo oo jaaliyadu magacaabatay xaga qadka taleefoonka isugu yimaadeen ayaa lagaga dhawaaqay samaynta Gudi Oryanteeshineed Ololaha Doorashooyinka Magaalada Isugu Dubarida gudigan oo si toos ah loogu xilsaaray in ay hubiyaan in lamideeyo codka

Dhagayso Warbixinta…Warbixinta Doorashooyinka Boston iyo Jaaliyada Soomaalida

jaaliyada looguna shubo musharaxa John Connolly.

Gudigan ayaa kala ah

Xaga Dhaqanka

1. Boqor Cabdilaahi Madey

2. Suldaan Mahdi Cali

3. Shariif Maxamed Idiris

Dhanka Haayadaha Jaaliyada

4. Maryan Gaas

5. Saciid Axmed

6. Deeqo Jibriil

7. Cabdulqaaadir Yaasiin

8. Safiyo Cabdi

Dhanka Diinta

9. Axmed Atoor

dhanka warfaafinta

10. Cabdulaahi Afgaab (Meeraysane Media Network)

11. Xuseen Fiin (Ceegaag.com)

Bulashada rayidka ah

12. XASAN Faarax Warfaa. Macalin Warfaa (Roxbury)

13. Farsowsa Suldaan(Brighton)

14. Luul Dhuux (Mission Hill)

15. Sahro Warfaa(East Boston)

16. Safiyo Qooje(Jamaica Plain)

17. Sucdi Xirsi (West Roxbury)

18. Abshiro(South Boston)

19.Maxamed Xabeeb(Boston)

20. Cabdiraxmaan Hiiraamu(Roslindale)

21. Farxiyo (South End)

22. Raxme Shaybe. (Roxbury)

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag