Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Madaxweyne Axmed Max’ed Islaam oo Maanta la ciiday boqolaal dad ah oo ku dhaqan magalada kismaayo (DAAWO SAWIRADA)

Waxaa maanta si heer sare ah loga dabal dagay munaasabada ciidul Adxa xarumo kala duwan oo ay maamulku go’amiyen in lagu tukado ayay dadku buux dhafiyeen. Goobha lagu tukanay aoo kala ahaa Maxfalka, Isbartiimo weykiyo, Masjidka weyn ee Xamza iyo Xarunta  Madaxtooyada.

HALKAN KA DHAGEYSO

Madaxwaynaha maamulka jubba Oo boqolal  dad ah kula hadlayay xarunta madaxtooyada oo uu salada ku tukaday ayaa sheegay  in uu shacabka soomaaliyeed ugu hambalyaynayo munaasabada ciida ah sidoo kale waxaa dadkii halkiis iskugu yimid u sheegay in la’iscafiyo.

DAAWO SAWIRADA:

 

 

Ceegaag Online-Kismaayo

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag