Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogaysiis Salaada Ciidul-Odxiyada oo lagu tukan doono Sarta-wayn ee Melnea A. Cass.

Dhamaan Shacabka Soomaalida waxaa la’ogaysiinayaa inaynu kuwada tukan doono Sarta wayn ee Melnea A. Cass  tasoo ku taala isgoyska Washington St & Martin Luther King Blvd ee xaafada Roxbury.

Waxaa Socda ololaha Doorashooyinka Goobaha Salaada lagu tukanayana waxaa imanaya Musharixiinta qofkii ku tukada meelkale ogow Cududada Jaaliyadaada Soomaaliyeed inaad wiiqday aynu muujino tiradeena si aynu u muuqano.

Fadlan aynu kuwada tukano Melnea A. Cass….

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag