Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Banaabaxa ay soo Abaabuleen Haweenka ku dhaqaan Magalada Kismaayo “Gogoshii Nabada waxaan dhignay Magaalada Kismaayo” (DAAWO SAWIRADA)

Banaabaxan oo ay soo abaabuleyn Haweynka ku dhaqan magalada kismaayo ayaa waxaa u ujeedadiisu ahaa haday yihiin haweynka ku ka soo jeeda Jubbooyinka oiyo Gado in ay Gogoshii Nabada ay dhigeen Maglada Kismaayo.

Sidoo kale waxa ay baaq u direen Siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubba ee ku sugan Magalada Muqdisho ay yimadaan Dalkoodii una yimadaan Dadkii ka soo jeedeen kana soo qeeb galaan gogosha Nabadeed ee taala Magalada Kismaayo.

HALKAN KA DHAGEYSO

waxay si gaar ah u lahada leen hawynkan manta banaanbaxa iskugu yimid  Madaxda DF Soomaaliya iyo Maamulka KMG ee Jubba iyo sidoo kale ciidamada la socda Coll Bare Hiiraale in ay yihiin dad la khalday ayana u soo labataan dadkooda.

Sikastaba, Haweynkan ayaa tiradooda  kor u dhaafaysay ilaa iyo 300 oo qof oo dumar ah ku waas oo muujinayay in ay gogoshii nabada ay dhigeen magalda Kismaayo ayagoo watay darmaha noocyadooda kala duwan.

DAAWO SAWIRADA:

Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag