Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay B/weyne iyo Qasaaraha oo isa sootarayo

Shabkada Ceegaag Online warar soo gaaray waxay sheegayaan in qof waxyaabo qarxa isku soo xiray uu isku dhex qarxiyey meel dad shacab ah kusugnaayeen magaalada B/weyne.

Inta la og yahay qaraxa waxa ku dhintay 13 qof oo shacab iyo Askar iskugu jirtay taasi oo cusbitaalka magaalada B/weyne buux dhaafiyeen.

Xaalada ayaa waxay weli tahay mid aad ukacsan waxaana meesha lagu arkayaa qoorta ninka is qarxiyey.

Goobta ayaa waxa kusugan ciidamo ka kala tirsan Dawlada federaalka Somaliya iyo kuwo AMISOM waxaana ay mararka qaarkood wadaan baaritaan mararka qaar waxa la maqlayaa rasaas dhaceysa.

Murugo,hilbo goo go’ay,dhawaqa cod haween ah oo dadkooda geeriyoodeen iyagoo calaacalaya ayaa meesha laga dareemayaa.

Ceegaag Online-Kismayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag