Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 154)

(DAAWO SAWIRO): Maamulka Jubbland oo hawlo dactir ah ka wado gudaha maglada Kismaayo

(DAAWO SAWIRO): Maamulka Jubbland oo hawlo dactir ah ka wado gudaha maglada Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobbolka Jubbada hoose waxaa maanta ka bilowday howllo la doonayo in dib loogu soo celiyo bilicdii wadooyinka waaweyn ee magaalada kuwaasoo muddadii uu maamul la’aanta ka…

WAR DEG DEG AH :Wafdi ka socda Dowlada Jubland oo goordhow soogaaray Kismaayo…

WAR DEG DEG AH :Wafdi ka socda Dowlada Jubland oo goordhow soogaaray Kismaayo…

Wafdigani aya waxaa hogaaminaya Madaxa hay,adaha Jubbaland Abuu Yusuf, kaasi oo in ka badan bil  la maqnaa  Wafdigii Madaxwaynaha Dowlada Jubaland  Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo Dalalka Dariska ah Safaro…

DHAGEYSO: Gen C/laahi Ismaaciil Farataag “ waxaa tihiin Curadkii ciidamadda Maamul Gobaleedka Jubaland…. ”

DHAGEYSO: Gen C/laahi Ismaaciil Farataag “ waxaa tihiin Curadkii ciidamadda Maamul Gobaleedka Jubaland…. ”

Fen C/laahi sheikh Ismaaciil Farataag Madexweyne ku xigeenka maammul Gobaleedka Jubblan mar uu lahadlaya saxafada  ayaa sheegay in askartan loo xiray  astaamo ay isku aqoonsan karaan ciidanka, isagoo xusay in…

Daawo Sawirada Muanaasabadii lagu Hawlgaliyaay Ciidamada Hangashta ee maamulka Jubaland

Daawo Sawirada Muanaasabadii lagu Hawlgaliyaay Ciidamada Hangashta ee maamulka Jubaland

Goordhow filo codkii Coll Asad Waraabeeye Kismayo-somalia                                              …

Cabdiwali Maxamed Gaas Hogaamiye ay Puntland u bahantahay Maanta

Cabdiwali Maxamed Gaas Hogaamiye ay Puntland u bahantahay Maanta

Wararka baryahan danbe laysla dhexmarayo ayaa sheegaya inuu Cabdiwali Maxamed Gaas oo ah raysalwasaarihii dalka ka saaray ku meelgaadhnimada uu daneenayo inuu u tartamo jagada madaxwaynenimo ee maamul goboleedka Soomaaliya…

Sahra Cumar Xasan marwada 1aad ee Soomaaliya oo markii u horeesay la arkay iyada hawsheeda marwonimo ku dhexjirta

Sahra Cumar  Xasan marwada 1aad ee Soomaaliya oo markii u horeesay la arkay iyada hawsheeda marwonimo ku dhexjirta

Marwada madaxweynaha dalka oo deeq raashin gaarsiisay xarun lagu daryeelo gabdho agooma ah oo ku taala Degmada Boondheere ee gobolkar banaadir deeqdan oo isugu jirtay Bariis, Saliid iyo Caano . Marwadda…

Tacsiyadaha loo soo dirayo Reer Xaaji Cali Abokor oo iska soo daba dhacaya.

Tacsiyadaha loo soo dirayo Reer Xaaji Cali Abokor oo iska soo daba dhacaya.

Inaa lilaahi Wa innaa ileyhi raajicuun Waxaa ilaa hada iska soo daba dhacaya tacsiyada ay dadka ehelka ahi u dirayaan qoyska iyo qaraabadii uu ka geeryooday ALLE ha u naxariistee…

Jawi Lagu Farxo oo maanta Kismaayo ka jira (Sawirrada)

Jawi Lagu Farxo oo maanta Kismaayo ka jira (Sawirrada)

Ayadoo lagu gudo jira bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ay dadka ku nool magaalada Kismaayo waxay ku naaloonayeen raxmada eebe iyo jawi lagu…

Wardegdeg ah: Cabdilaahi Cali ABokor oo ku geeryooday Garoowe

Wardegdeg ah: Cabdilaahi Cali ABokor oo ku geeryooday Garoowe

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, waxaa saacad ka hor ku geeryooday magaalada Garoowe  Cabdilaahi Cali Abokor oo ahaa nin zaciim ah, waxaana ilaahay uga baryanaa inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo…

Maamulka Somaliland oo doonaya inay SOMSAT.TV ka mamnuucaan KM ka ay ka arimiyaan

Maamulka Somaliland oo doonaya inay SOMSAT.TV ka mamnuucaan KM ka ay ka arimiyaan

              Kooxda u qaabilsan la socodka waxyaabaha saxaafadu ka qoraan maamulka Waqooyi Galbeed Soomaaliya kaasoo isugu wanqalay Somaliland ayaa  shaaciyay inay SOMSAT.Tv ka joojin…

DHEGEESO: Coll Asad waraabeeye oo ka hadalay been abuurkii laga sameeyaya. ( SAWIRO)

DHEGEESO: Coll Asad waraabeeye oo ka hadalay been abuurkii laga sameeyaya. ( SAWIRO)

Waxaa labadii habeen ee ugu danbeyay ay hadalhayeen qaar kamid ah idaacadaha ku yaal caasimada Muqdisho Nin magaciisa ku sheegay in uu yahay Coll Asad waraabeeya, Ninkan oo sheegay in…

WAR DAG DAG AH: Qarax goordhow ka dhacay xafada farjano-Kismaayo (SAWIR)

WAR DAG DAG AH: Qarax goordhow ka dhacay xafada farjano-Kismaayo (SAWIR)

Daqiiqado ka hor waxaa qarax miino uu ka dhacay kismaayo. Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeesa masjidka Quba iyo Hormuud laanta xafada Farjano ee magaalda Kismaayo, qarax noo ciisa…

Guri ku yaala Muqdisho oo qarax Xoogan uu saakay ka dhax dhacay iyo Faah faahin kasoo baxeysa waxa uu ahaa Qaraxaasi

Guri ku yaala Muqdisho oo qarax Xoogan uu saakay ka dhax dhacay iyo Faah faahin kasoo baxeysa waxa uu ahaa Qaraxaasi

Macalim Maxmuud Saney, gudoomiya ku-xigeenka degmada Wada-Jir ee gobalka Banaadir ayaa waxa uu xaqiijiyay in qarax xooggan uu ka dhacay guri ku yaala waaxda Xalane ee degmadaasi kaas oo galaaftay…

Dhageeso: maamulka Jubbland “Nin askari ah oo qori wata laguma arki karo gudaha m/ kismaayo”

Dhageeso: maamulka Jubbland “Nin askari ah oo qori wata laguma arki karo gudaha m/ kismaayo”

Waxaa maamlmihii ugu danbeeyay ka socday magalada Kismaayo howlgalo ay wadaan cutubyo ka tirsan ciidamada Maamul gobaleedka Jubbland. sidoo kale waxaa isa soo tari jirtay maalmiihii ugu danbeeyay cabashoo ay…

Dib u carbinta si uu u curto Ciidan Qaran waa saan saan dowladnimo oo kasoo muuqda dawlada Xasan Shiikh

Dib u carbinta si uu u curto Ciidan Qaran waa saan saan dowladnimo oo kasoo muuqda dawlada Xasan Shiikh

Ilaa intii laga digo ragtay xafladihii iyo soo dhaweentii umadu u sameeyeen Madaxwayne Xasan SHeekh iyo dawlada Soomaaliya waxaa maalin walba dawladu ku mashquul saneed sidii ay baalasheeda uga rifi…

Faah Faahino Kismaayo: Goobihii ganacsiga ahaa oo xiran iyo Dhamaan Ciidamadii maamulka Jubbland oo Magalada laga saray….

Faah Faahino Kismaayo: Goobihii ganacsiga ahaa oo xiran iyo Dhamaan Ciidamadii maamulka Jubbland oo Magalada laga saray….

Waxaa magalada kismaayo ka socda hawlgalo lagu aruurinay cidamamada maamulka JubbLand. Kadib falal iskugu jira dhac iyo dilal oo ay geesteen qaar ku labisan dareeska ciidmada juubbland oo ay kula…

Tacsi: Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, CA. USA

Tacsi: Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, CA. USA

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun, Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, gobolka Ca, USA waxaa tacsi ku socota  dhamaan eheladii iyo qaraabadii Marxuumkaa nasoo gaadhsiiyay reer Faarax Canshur oo…

Xog culus–Dowlada Xasan Sheikh iyo Boobka ay ku wadaan Hantida Qaranka Soomaaliyeed, akhriso Qandaraasyo la meelmarsadey

Xog culus–Dowlada Xasan Sheikh iyo Boobka ay ku wadaan Hantida Qaranka Soomaaliyeed, akhriso Qandaraasyo la meelmarsadey

Warar badan oo isasoo taraya ayaa cadeynaya in Boob xoogan ay Wadaan Madaxda ugu sareysa Dowlada federaalka Soomaaliya, iyagoo si dad badan u dhacaya Hantida Qaranka Madaxweyne Xasan Shiiq Maxamuud,…

Madaxwaynaha Khaatumo Indhosheel iyo shirkii Nayroobi

Madaxwaynaha Khaatumo Indhosheel iyo shirkii Nayroobi

Maxaanu Soomaali isku nahay Hadii nalagu gumaadayo huwanaashaha calanka Buluuga ah Soomaaliduna naleedahay uun waanu ka xunahay daalka iyo diifta kugu taala. Ceegaag.com…

Masuuliyiin ka tirsam UN oo magalada Kismaayo soo gaartay (SAWIRO).

Masuuliyiin ka tirsam UN oo magalada Kismaayo soo gaartay (SAWIRO).

Waxaa saacado ka hor soo gaaray magalada Kismaayo Mas’uuliyiin ka tirsan United Nation (UN). Waxaa aay booqosho ku maryeen qaar kamid ah goobaha caafimaad uu ugu horeeyo Cisbitaalka weeyn ee…