Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageeso: maamulka Jubbland “Nin askari ah oo qori wata laguma arki karo gudaha m/ kismaayo”

Waxaa maamlmihii ugu danbeeyay ka socday magalada Kismaayo howlgalo ay wadaan cutubyo ka tirsan ciidamada Maamul gobaleedka Jubbland.

sidoo kale waxaa isa soo tari jirtay maalmiihii ugu danbeeyay cabashoo ay shacab soo gudbinayaan kana tabanayaan ciidmo qoryaha iskala wareegaya suuqa ween ee magalada kismaayo.

waxaa siwadajir ah shir jaraa’id qabatay Madaxda maamulka Jubbland  waxayna soo saareen go’aano ay kamid yihiin in uusan nin ciidan ah qori la dhex wareegi ka rin magalda gudaheeda, waxaana saxafada maantay lahadlay Macalin Maxamed iyo Gen: saxardiid.

HALKAN KA DHAGEESO

[audio:https://www.ceegaag.com/wp-content/uploads/2013/07/codkeyga-iyo-iyo-kii-maamulka.mp3]

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag