Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DEG DEG AH :Wafdi ka socda Dowlada Jubland oo goordhow soogaaray Kismaayo…

Wafdigani aya waxaa hogaaminaya Madaxa hay,adaha Jubbaland Abuu Yusuf, kaasi oo in ka badan bil  la maqnaa  Wafdigii Madaxwaynaha Dowlada Jubaland  Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo Dalalka Dariska ah Safaro Diblimaasi ku marayay ayuu Abu yusuf ka mid ahaa .

Abuu yusuf  iyo Wafdigiisa ayaa la Sheegayaa in ay ku wehliyaan Hay,ado Caalami ah, kuwaasi oo haatan ku sugan Garoonka Calamiga ah ee Kismaayo.

Wafdigani ayaa waxay hordhac u yihiin Madaxwaynaha oo la sugaayo Maalmahani Soosocda..

Kimayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag