Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Masuuliyiin ka tirsam UN oo magalada Kismaayo soo gaartay (SAWIRO).

Waxaa saacado ka hor soo gaaray magalada Kismaayo Mas’uuliyiin ka tirsan United Nation (UN). Waxaa aay booqosho ku maryeen qaar kamid ah goobaha caafimaad uu ugu horeeyo Cisbitaalka weeyn ee magalada Kismaayo iyo Kaamamka ay daganyihiin dadka Barakacayaasha,

Sidoo kale waxa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiin ka tirsan  Maamulka Juubland madaxweune ku xigeenka jubbland Gen: Cabdulaahi Ismaaciil Farataag  iyo Afhayeenka Jubbland C/naasir seeraar maax,

waxay si khaas ah isku arkeen Hay’adaha samafalka eek u sugan magalatani Kismaayo,

ugudanbeentii waxaa ay balanqadeen in aay wax ka qaban doonaan dhibatoonyinka cafimaad ee ka tagan kismaayo iyo waliba in ay cisbitaalka weyn ee kismaayo

 

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag