Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, CA. USA

Inaalilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun, Deeq Xaaji Maxamed oo ku geeryooday San Diego, gobolka Ca, USA waxaa tacsi ku socota  dhamaan eheladii iyo qaraabadii Marxuumkaa nasoo gaadhsiiyay reer Faarax Canshur oo marxuumakaa ilaahay uga baryaya inuu janadii fardowsa ka waraabiyo eheldiisiina samir iyo iimaan ka siiyo AAMMIINN.

Dhamaantayo bahada Ceegaag waxaan ilaahay uga baryanaa Inuu Deeq u danbi dhaafo Janadii fardowsa ah ka waraabiyo marxuumkaa eheladeedana samir iyo iimaan  kasiiyo AAMMIIN.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag