Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dib u carbinta si uu u curto Ciidan Qaran waa saan saan dowladnimo oo kasoo muuqda dawlada Xasan Shiikh

Ilaa intii laga digo ragtay xafladihii iyo soo dhaweentii umadu u sameeyeen Madaxwayne Xasan SHeekh iyo dawlada Soomaaliya waxaa maalin walba dawladu ku mashquul saneed sidii ay baalasheeda uga rifi lahayd taageerada shacabka qaarkiis. Iyada oo ugu danbayn cagta saartay dhabaha hogaamiyaha Mamaulka Somaliland ee isir dirarka, balse sida muuqata dawlada Soomaaliya waxaa gadhwadeen ka ah saraakiil iyagu ay ka go’an tahay inay arkaan ciidankii xooga dalka ee qabyaaladu burburisay oo dib cagahiisa isugu taaga.

Saraakiishan danaha ay doonaan hakalahaadeene waxaa hada sawiradan idiinka dhex muuqan doona dadaalka laba sarkaal oo dhaxani horay ugu haysay Boston iyaga oo markale haan goobaya haybadii Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed. basle su’aasha da’da wayn ee hortaala dawladan ayaa ha iyadu diyaar ma’utahay inay siyaasadeeda dadkeeda kala gaynasa dib ucarbin ku samayso?

 

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag