Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR DAG DAG AH: Qarax goordhow ka dhacay xafada farjano-Kismaayo (SAWIR)

Daqiiqado ka hor waxaa qarax miino uu ka dhacay kismaayo.

Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeesa masjidka Quba iyo Hormuud laanta xafada Farjano ee magaalda Kismaayo, qarax noo ciisa miinada dhulaka lagu aaso,

Waxaa qaraxnku dhaawacmay  Taksiile can ka ahaa magalada Kismaayo Cabdi Risaaq Aaadan Canbaare ( Carab ama yanyo) iyo abihii oo gaariga la saarnaa Aadan Canbaare.

Waxaana loo lasoo cararay cisbitaalka magaalada kismaayo si loogu dabiibo,

Waxaan ugu tagay cisbitaalka waxuuna ahaa mid ku jiifa sariir oo ay faleembooyin ku rakubanyihiin, waxaan kaloo meesha ku soo arkay Abihii uu dhawac yar ka soo garay qaraxaas.

Sikastaba ha ahaatee Dhibanahan ayaan lu ku laheen Maamulka Jubbland lamina garanayo sababta loola beegsaday qaraxan.

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag