Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 155)

Faah Faahin: Qaraxii ka dhacay Gudaha Kismaayo iyo shil qasaaro geestay..

Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa kla dhacay qarax xoogan kaas oo lala beegsaday qaar kamid ah ciidamada Amisom ee kusugan magaalada. Dadkii ka ag dhwaa ayaa noo…

Qorshaha Shirkadaha Shidaalka ee Reer Galbeedka ka leeyihiin Somaliya oo laga digay (Warbixin)

Qorshaha Shirkadaha Shidaalka ee Reer Galbeedka ka leeyihiin Somaliya oo laga digay (Warbixin)

Wakaalada wararka ee Reuters ayaa wax ka qortay xog ay ka heshay Qoraalka ay Guddiga Qaramada Midoobay (UN) u qaabilsan arrimaha kormeerka cunaqabateynta saaran dalalka Soomaaliya iyo Eritereya, ayaa warbixintooda…

TACSI: Ugaaska, Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Geri-koombe oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynaha J/Lanad Hooyadii

TACSI:  Ugaaska, Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Geri-koombe oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynaha J/Lanad Hooyadii

Qaar kamid ah odayaasha iyo madaxda dhaqanka ee Beesha Geri-koombe oo kamid ah beelaha degga deegaanada gobbolada Jubbooyinka oo maanta warbaahinta Kismaayo kula hadlay ayaa ka tacsiyeeyay geeridii allahaa u…

Jaaliyada Edmonton, ee Gobolka Alberta, Canada OO tacsi u diya madaxwaynaha Jubaland

Jaaliyada Edmonton, ee Gobolka Alberta, Canada OO tacsi u diya madaxwaynaha Jubaland

Jaaliyada reer Jubaland iyo taageerayaashooda ee gobolka Alberta ee wadanka Canada ayaa tacsi u diraya Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo hooyadiis Yusra Aw- Cabdi Haaruun shalayto ku geeriyootay…

Qarax lala Beeg saday Ciidamada Jubaland magaalada Kismaayo

Qarax lala Beeg saday Ciidamada Jubaland magaalada Kismaayo

Waxaa goor dhaw lalabeegsaday qarax miino ah oo gacanta laga hagayay ciidamada Jubaland, qaraxan oo ka dhacay suuqa Shiidaalka loo yaqaan Imbiritooriya, ayaa waxaa ku dhaawacmay darawalkii gaadhiga ciidanka waday…

Qordho oo laga diiday dimuqraadiyad qori caaradii lagu fulinayo

Qordho oo laga diiday dimuqraadiyad qori caaradii lagu fulinayo

Magaalada Qardho ayaa saaka ay ka dheceen rabshado ka dhan ah codaynta golaha deegaanka ee maamulka Puntland State of Somalia, Rabshadahan oo ka dhashay kadib markii dadku ka hor yimaadeen…

TACSI: Madaxweynaha Jubbaland hooyadii oo maanta ku geeriyootay Nairobi..

TACSI: Madaxweynaha Jubbaland hooyadii oo maanta ku geeriyootay Nairobi..

Shabakada Ceegaag.com waxay halkan tacsi uga diraysaa madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo hooyadiis Yusra Aw- Cabdi Haaruun maanta ku geeriyootay isbitaal kuyaala magaalada Nairobi. Alle ha unaxriistee hooyada…

Ciidamada Jubbaland oo howlgallo ballaaran ka wada Xaafadaha magaalada Kismaayo

Ciidamada Jubbaland oo howlgallo ballaaran ka wada Xaafadaha magaalada Kismaayo

Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay xaafdo ka tirsan magaalada Kismaayo. Ciidamadu ay howlgaladaasi ay ku soo qab qabteen tiro dad ah iyo hub kala duwan. Xaafadaha…

Maamulka Jubbland oo loo kordhiyay 30 cisho oo dheeri ah si ay u soo magacaabaan Gollo Wasiiro..

Maamulka Jubbland oo loo kordhiyay 30 cisho oo dheeri ah si ay u soo magacaabaan Gollo Wasiiro..

Shir maanta iskugu yimaadeen ergadii ka kala socotay Gobalada Jubbooyinka iyo Gado isla mar ahaan taana soo doortay Madaxweynaha Maamulka Jubland Axmed maxaed Islaam ayaa waxaa loo ga hadlay mudo…

Hoggaanka sare ee Al-shabaab:- Shalay iyo Maanta. (Warbixin Xiisa badan oo meela badan taabanaysa).

Hoggaanka sare ee Al-shabaab:- Shalay iyo Maanta. (Warbixin Xiisa badan oo meela badan taabanaysa).

Ururka Alshabaab ee ku lammaansan Alqacida ayaa waxay xilligan ku jiraan Tabar-drridii ugu xumayd, iyadoo Hoggaankoodii Sarena noqdeen kuwo ay la soo daristay Kala-firxad iyo Kalsooni-darri baahsan. Kooxda Alshabaab oo…

Dowlada Cumaan oo saaka raashiin gargaar ah ka qeybisay Kismaayo

Dowlada Cumaan oo saaka raashiin gargaar ah ka qeybisay Kismaayo

Dowlada Cumaan ayaa saaka raashiin gargaar ah oo aad ufarabadan u qeybisay dhamaan kaamamka kuyaala magaalada Kismaayo oo ay ku xaraysan yihiin dad danyar ah.Raashiinkan gargaarka ah ee saaka la…

Bishaaro Bisha baraykaysan ee Ramadaan oo bari bilaabanasa maadama Shabcaan maanta dhamaanaso

Bishaaro Bisha baraykaysan ee Ramadaan oo bari bilaabanasa maadama Shabcaan maanta dhamaanaso

Iyado maalmihi ugu dambeeyay si aada Dunida Muslimka looga sugayay Dhalashadda Bisha Barakaysan ee Ramadan ayaa bishii shabcan la dhamaystay maanta taasoo bari soon ka dhigasa maadama aan bisha meelna…

Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Bakaaraha iyo Gaari ay wateen Ciidanka Dowlada oo gubtay

Waxaa Daqiiqado yar kahor Suuq Weyn ee Bakaaraha ka dhacay qarax Xoogan oo nuuciisu ahaa Bambada gacanta laga tuuro oo lala eegtay gaari ay wateen Ciidanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo…

Ayaanle Suleymaan oo ku guuleystay Orodka 1500 ee Paris

Ayaanle Suleymaan oo ku guuleystay Orodka 1500 ee Paris

Orodyahanka reer jabuuti ee lagu magacaabo Ayanle Souleiman ayaa guul taariikhi ah ka gaaray Horyaalka tartanka orodka Diamond League ee shalay ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Ayaanle ayaa…

Kooxaha kala taageera Goosashada iyo Wada-jooga oo Istanbuul ku kulmay

Kooxaha kala taageera Goosashada iyo Wada-jooga oo Istanbuul ku kulmay

Wada Hadaladii u Dhaxeeyay Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo Saaka Istanbul Ka Furmay Daawo Sawirada Ceegaag.com…

Udiyaar garowga bisha Ramadaan oo suuqyada Kismaayo laga dareemayay (Sawiro)

Udiyaar garowga bisha Ramadaan oo suuqyada Kismaayo laga dareemayay (Sawiro)

War Dag dag ah: Diyaarad uu ku safrayay Madaxweyne Xassan Shiikh Max’ud oo gubatay

War Dag dag ah: Diyaarad uu ku safrayay Madaxweyne Xassan Shiikh Max’ud oo gubatay

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheek Maxamuud ayaa waxaa si nabad ah looga soo bad-baadiyay diyarad uu uga safray garoonka Muqdisho oo gubatay kadib cilad ku timid. Sarkaal ku sugan garoonka diyaaradaha…

Magaalada Qardho oo maanta lagu aasay Boqorkii Beesha Daarood

Magaalada Qardho oo maanta lagu aasay Boqorkii Beesha Daarood

Aaska Boqorkii Daarood ayaa waxaa kasoo qaybgalay dadwayneha beeshan dhamaan gobolada ay ka degaan mandaqada Geeska Afrika sida Kililka, NFD iyo Gudaha Dalka. Aaska Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse ayaa waxaa…

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalay Salaadii Janaasada ee Boqor King-Kong

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalay Salaadii Janaasada ee Boqor King-Kong

adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka qeybgalay salaadii Janaasada ee Marxuum Boqor Cabdullahi Boqor Muse (King-Kong) oo maanta lagu tukadey garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aden…

Madaxwaynaha Jubaland oo gaadhay Puntland

Madaxwaynaha Jubaland oo gaadhay Puntland

Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Jubaland ayaa booqsho ku gaadhay Puntland isga oo halkaa kaga qayb gali doona aaska Booqor KingKong oo lagu aasayo Fadhiga Boqortooyada ee Qardho. Madaxwayne Axmed…