Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ayaanle Suleymaan oo ku guuleystay Orodka 1500 ee Paris

Orodyahanka reer jabuuti ee lagu magacaabo Ayanle Souleiman ayaa guul taariikhi ah ka gaaray Horyaalka tartanka orodka Diamond League ee shalay ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Ayaanle ayaa 1500m ku orday 3:36.13 wuxuuna markii uu guuleystay ku shukriyay Allihii u suurageliyay inuu guuleysto, isagoo goobta ku sujuuday.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag