Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHEGEESO: Coll Asad waraabeeye oo ka hadalay been abuurkii laga sameeyaya. ( SAWIRO)

Waxaa labadii habeen ee ugu danbeyay ay hadalhayeen qaar kamid ah idaacadaha ku yaal caasimada Muqdisho Nin magaciisa ku sheegay in uu yahay Coll Asad waraabeeya,

Ninkan oo sheegay in uu ka soo goostay maamulka Jubbland  kuna biiray Ciidamada Bare Hiiraale.

Hadaba waxaa manta warbaahinta lahadlay Coll Asad Barkhadle Cashuur oo ka war bixiyay in uu san haba yaraatee uu san lug kulaheen arkaas.

HALKAN KA DHAGEESO

Sidaa darted waxa uu halkan ku cadeenayaa Coll Asad waraabeeye in uu san ahayn ninkii sheegay in uu ka goostay Maamulka Jubbland.

 

 

 

 

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag