Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Gen C/laahi Ismaaciil Farataag “ waxaa tihiin Curadkii ciidamadda Maamul Gobaleedka Jubaland…. ”

Fen C/laahi sheikh Ismaaciil Farataag Madexweyne ku xigeenka maammul Gobaleedka Jubblan mar uu lahadlaya saxafada  ayaa sheegay in askartan loo xiray  astaamo ay isku aqoonsan karaan ciidanka, isagoo xusay in ay ka qeeb qaadan doonaan  suggida ammaanka Magalda Kismaayo’

Waa ciidamadii ugu horeyay ee  tababar loosoo xiro tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Jubbland.

Waxaa hadaladiisii ka mid ahaa “waxaan leyahay ciidamadan horteyda fadhiya waxaad tihiin curdankii Jubbland ee sidaas ogaada”

HALKAN KA DHAGEYSO |(QEEBTII KOWAAD)

[audio:https://www.ceegaag.com/wp-content/uploads/2013/07/Farataag-p1.mp3]

Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay C/laahi khaldaan oo ah wakiilka arimha bulshada ee magaalda Kismaayo iyo qaar kamid ah saraakiishaa ciidanka ayaa dhamaantoo boorinyayciidamadan la soo xulay.

HALKAN KA DHAGEESO CODKII SARAAKIISHA

[audio:https://www.ceegaag.com/wp-content/uploads/2013/07/saraakiil-All.mp3]

Kismayo-Somali

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag