Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsiyadaha loo soo dirayo Reer Xaaji Cali Abokor oo iska soo daba dhacaya.


Inaa lilaahi Wa innaa ileyhi raajicuun

Waxaa ilaa hada iska soo daba dhacaya tacsiyada ay dadka ehelka ahi u dirayaan qoyska iyo qaraabadii uu ka geeryooday ALLE ha u naxariistee marxuum Cabdillaahi Xaaji Cali Abokor oo xalay ku geeriyoodey magaalada Garoowe. Waxaana si gaar ah loogu tacsiyeynayaa Hooyo Siraad Aaden, Ilma Cabdillaahi Cali Abokor, Gen. Mohamed Cali Abokor iyo Prof. Axmedcali Abokor.

Waxaana Tacsida diraya dadkan kala ah:

  1. Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali
  2. Tubeec Yuusuf Cabdi, Marwadiisa Xaali Muuse Ismaaciil iyo caruurtooda
  3. Dr. Cali Cawl Xuseen, xaaskiisa farxiya faarax Garwiye iyo caruurtooda
  4. Cabdicasiis Cali Cawl iyo Xaaskiisa Siman Cali Mire
  5. Mustafe Cali Cawl iyo xaaskiisa
  6. Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
  7. Cabdiqafaar Cali Wadaad (Xaaji), Xaaskiisa farxiya Cali dheere iyo caruurtooda
  8. Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer  Xaaji Cali Cilmi Iidle
  9. Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir iyo caruurtooda
  10. Liibaan Fiin  iyo Marwadiisa Deeqa Tubeec
  11. Fuaad Maxamed X. Cali iyo xaaskiisa Xamda Ismaaciil Kaahin
  12. Muuse Maxamed X. Cali iyo caruurtiisa
  13. C/raxmaan maxamed X. Cali
  14. Siciid Maxamed X. Cali
  15. C/risaaq Maxamed X. Cali
  16. Idiris Maxamed X. Cali
  17. Maxamed Muuse Ismaaciil
  18. Maxamed C/llaahi Axmed (Qoorleex) xaaskiisa & caruurtooda,
  19. Mohamud Maxamed Cali Ayax, xaaskiisa iyo caruurtooda
  20. Yaasiin Maxamed Cawaale iyo xaaskiisa
  21. Zaynab Cabdi Kilin
  22. Col. Maxamed Cabdi Kilin
  23. Cabdi Cali Ateeye iyo xaaskiisa
  24. Ibraahim Diiriye Saleebaan
  25. Faarax cadde Faraax iyo
  26. C/faraax Aaden Isxaaq (Gateway)

Waxaan ilaahay uga baryanaa in marxuumka qabriga ilaahay u waasiciyo janada fardawsana geeyo ilaahay idinkiis, ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo. Aammiinn. Aammiin Aammiin.

******************************************************************************************

Waxaa sidoo kale tacsi nasoo gaadhsiiyay

Milgo Cali Cadmeed

Sahra Cali Cawl

Nimco faaraxcalicadmeed,

Riyaad faaraxcalicadmeed

Hodan Cali Cawl

MunacaliCawl

Anisa cabdi raabbi,

farax shariif dhagacadde

ifraax ruura

Nimco faaraxCali   iyo

Sabah Abdisamad

Dadkan oo dhamaan tooda kala jooga Magaalada Jijiga ee Xarunta Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Mareykanka, Yurub, Canada, iyo Ceegaag Soomaaliya. Waxay Tacsi udirayaan Reer Xaaji Cali Abokor gaar ahaan Hooyo Siraad Aaden iyo ilma C/llaahi Cali Abokor geeridii ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Xaaji Cali Abokor oo xalay ku geeriyoodey magaalada garoowe ee dalka Soomaaliya.

Waxaana leenahay Samir iyo Iimaan Alle hanaga wada siiyo dhamaanteen isagana Janadiii Fardawsa Alle haka waraabiyo. Aamiin        Aamiin                Aamiin.

Halkanna waxa aan u dirayaa tacsi guud dhamaan qoyska reer Cali Abokor gaar ahaanna  reer C/laahi Cali Abokor waxaan leeyahay samir iyo iimaan Allaah ha inaga wada siiyo , isagana Allaah naxariistiisa janno ha geliyo  aamiin aamiin

  XASSAN MAXAMED X.CISMAAN
 FINLAND

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag