Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 4)

AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku Geeriyooday Boston Carriga dalkan Maraykanka

AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku  Geeriyooday Boston Carriga dalkan Maraykanka

Waxaa goor dhaw oo saakadan ah geeriyooday AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku Geeriyooday Boston wadankan Maraykanka Wuxuu ka mid ahaa Asaasayaashi Dawlada Puntland. Wuxuu ka mid ahaa…

Magaalada Columbus, OH oo si diiran loogu soo dhaweeyay musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali(Jamaal)

Magaalada Columbus, OH oo si diiran loogu soo dhaweeyay musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali(Jamaal)

Habeenimadii Sabtida ee Dec 04, 2021 xaflad ka dhacday Heteelka Marriot Airportka ee magaalada Columbus gobolka Ohio ee wadanka Maraykanka waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyay Musharax Madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji…

South Portland selects the first Somali-American mayor in U.S.

South Portland selects the first Somali-American mayor in U.S.

Deqa Dhalac was formally seated Monday as the top elected leader of Maine’s fourth largest city. SOUTH PORTLAND — Somalia was on the verge of civil war when Deqa Dhalac…

Xafladii Reer Minnapolis kusoo dhaweeyeen musharax MDFS Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Xafladii Reer  Minnapolis kusoo dhaweeyeen musharax MDFS Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Xaflad aad u balaadhan oo lagu qabtay Hetel Delta Marriot ee magaalada Minnapoils gobolka Minasota ayaa lagusoo dhaweeyay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo u sharaxan jagada madaxwaynaha Soomaaliya 2021. Xaflada…

Musharax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali oo lagu casuumay JBC Minneapolis MN, USA

Musharax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali oo lagu casuumay JBC Minneapolis MN, USA

Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ka dhacday xaflad balaadhan oo loo qabtay Gabdhaha Kubada Kolayga ee Soomaalida waqooyiga America. Xafladaa oo ahayd mid lagu dhiiro galinayo dhalinta siiba gabdhaha…

Soo dhaween mug-wayn oo jaaliyada reer Boston u sameeyeen musharax Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Soo dhaween mug-wayn oo jaaliyada reer Boston u sameeyeen musharax Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boston cariga dalkan Maraykanka ayaa soo dhaween aad u saraysa u sameeyay musharax madaxwayne Soomaaliya 2021 Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo booqasho qorshaysan ku…

Musharax madaxwayne Soomaaliya sanadkan 2021 Bashiir Xaaji Cali(Jamaal) oo soo gaadhay magaaladan Boston ee Carigan Maraykanka

Musharax madaxwayne Soomaaliya sanadkan 2021 Bashiir Xaaji Cali(Jamaal)  oo soo gaadhay magaaladan Boston ee Carigan Maraykanka

Waxaa goor dhaweed kasoo degan garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Logan ee magaaladan Boston musharax madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali Jamaal isaga oo ay qaarka mida masuuliyiinta jaaliyada Boston ay…

Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya BXC-Jamaal oo Booqashadiisa Maraykanka ka bilaabi doona Boston. Khamiista Nov 18, 2021

Musharax Madaxwaynaha Soomaaliya BXC-Jamaal oo Booqashadiisa Maraykanka ka bilaabi doona Boston. Khamiista Nov 18, 2021

Iyada oo ay haatan dardar gashay doorashada Soomaaliya siiba tan aqalka hoose tii aqalka sarena lasoo gunaanaday ayaa waxaa iyana bilowday dhaqdhaqaaqa musharaxiinta jagada madaxwaynenimo. Bashiir Xaaji Cali(Jamaal) oo kamida…

Sinaantaan la Magac ahay Sanku Neefle ma Ogoli iga Saraynkara

Sinaantaan la Magac ahay Sanku Neefle ma Ogoli iga Saraynkara

Siyaasigii inaga maarma anaguna waxaan ku suganaa goobta codbixinta wamaqaal ay qortay jariidada Boston Globe oo aan ugu cadeeyay in Jaaliyada Afrikaanka iyo Muslimiintuba ay ka jawaabi doonaan yasidii iyo…

Muslim Community and the 2021 Boston Mayor Election Forum

Muslim Community and the 2021 Boston Mayor Election Forum

A candidate for mayor of Boston takes part in an election forum sponsored by a Muslim community today. Annissa Essaibi George came in person; meanwhile, Michelle Wu joined the discussion…

Tacsi: Mahdi Cabdulle Xasan oo ku geeryooday Boston.

Tacsi: Mahdi Cabdulle Xasan oo ku geeryooday Boston.

Midkamida tiirarkii jaaliyada Soomaalidu ku taagnayd magaalada Boston ee dalkan Maraykanka ayaa ku geeryooday shil gaadhi oo ka dhacay magaalada Lawrence, MA. Daawo Mahdi oo hawada inoosoo marinayay tahniyadii ciida…

Kulankii Musharax Bashiir Xaaji Cali iyo Ardayda SIU Muqdisho

Kulankii Musharax Bashiir Xaaji Cali iyo Ardayda SIU Muqdisho

Waxaa Jaamacada Caalamiga ah ee Soomaaliyeed (Somali International University) qudbad u jeediyay aradayda Jaamacadaa Musharax Madaxwayne Soomaaliya 2021-25 Bashiir Xaaji Cali Jamaal iyada oo isla markaana ay su’aalo waydiiyeen musharaxa…

Siday u dhacday Xafladii lagu soo dhaweenayay Musharax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali Hoteel Saxafi Muqdddisho Daawo

Siday u dhacday Xafladii lagu soo dhaweenayay Musharax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali Hoteel Saxafi Muqdddisho Daawo

Xafladd agaasinkeedu sareeyo ayaa lagu qabtay Heteelka caanka ah ee taariikhda wayn leh Hoteel Saxafi, xafladaa ayaa waxaa si wayn loogu taageeray musharax madaxwayne Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo haatan…

Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali oo ka qayb galay bandhig buugeedka sanadka 2021 ee Banaadir

Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali oo ka qayb galay bandhig buugeedka sanadka 2021 ee Banaadir

Munaasabada Xiritaanka Bandhiga Buugta Banaadir oo Mudo Sadex Maalmood ah socday ayaa waxaa xidhitaankii shalay ka qayb galay Musharax Madaxwaynaha Dawlada Federaalka ee Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali isaga oo la…

Musharax Madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali oo Gaadhay Muqdisho.

Musharax Madaxwayne  Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali oo Gaadhay Muqdisho.

Iyada oo uu tartanka jagada madaxwaynenimo Soomaaliya uu Bashiir Xaaji Cali ka bilaabay magaalada Edmonton gobolka Alberta Canada ayaa maanta waxaa uu gaadhay caasimada dalka ee Muqdisho. Heshiiska ay madaxda…

Doorashada Boston Qaybta is reebreebka hore oo qabsoomasa Sept 14, 2021

Doorashada Boston Qaybta is reebreebka hore oo qabsoomasa Sept 14, 2021

Waxaa hada bilowday tartanka doorashada magaalada Boston ee dalkan Maraykanka hadaba sida baryahan la quud dareenayo waxaa tartanka ka qaybqaadanaya gabadh iyo wiil Soomaaliya waa Siciid Cabdikariin oo u ordaya…

Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyay Sanadguurada 61aad ee 1da Luuliyo

Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali oo Shacabka Soomaaliyeed ugu  Hanbalyeeyay Sanadguurada  61aad ee 1da Luuliyo

Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Mustafe Muxumud Cumar ayaa kulan soo dhawayn ah iyo Hadhimo sharafeed u sameeye Garaadka Beesha SSCD Garaad Jamac Garaad Cali” Garaad saleebaan Buraale Adan iyo Caaqil Abdilaahi Hasan Qanbi

Sidoo kale Waxaa Kulankaasi goob joog ahaa Garaadka Guud ee Beesha Reer Isaaq Garaad Bashiir Garaad Makhtal daahir iyo Masuuliyiin kale. Hogaan Kuxigeenka Nabad Galiyada Dawlad deegaanka Axmednaasir Soofe Ayaana…

Waxqabadka Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso

Waxqabadka Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso

Waaxda Arrimaha Bulshada Dowladda Hoose ee degmada Boosaaso ayaa waxa ay saaka olole nadaafadeed oo hor leh ka samaysay xeebta u dhexaysa Dekedda iyo Hotel Gacayte, ujeedka ololahan oo ah…

Somali woman traditional attire.

Somali woman traditional attire.

Ceegaag.com…