Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Mustafe Muxumud Cumar ayaa kulan soo dhawayn ah iyo Hadhimo sharafeed u sameeye Garaadka Beesha SSCD Garaad Jamac Garaad Cali” Garaad saleebaan Buraale Adan iyo Caaqil Abdilaahi Hasan Qanbi

Sidoo kale Waxaa Kulankaasi goob joog ahaa Garaadka Guud ee Beesha Reer Isaaq Garaad Bashiir Garaad Makhtal daahir iyo Masuuliyiin kale. Hogaan Kuxigeenka Nabad Galiyada Dawlad deegaanka Axmednaasir Soofe Ayaana dhinaciisa ka Qayb Galay kulanka Madaxwaynaha iyo Isimada Dhaqanka somaliyed.Kulanka ayaa looga hadlayo Wax ka Qabashada Baahiya ka jira Bariga Gobolka doolo iyo in Xukuumadu gaadhsiiso Adeegyada kale Duwan”.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply