Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Soo dhaween mug-wayn oo jaaliyada reer Boston u sameeyeen musharax Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boston cariga dalkan Maraykanka ayaa soo dhaween aad u saraysa u sameeyay musharax madaxwayne Soomaaliya 2021 Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo booqasho qorshaysan ku maraya gobolada wadankan Maraykanka.

Musharax Bashiir Xaaji Cali ayaa jaaliyada uga xog waramay xaalada wadanku marayo iyo wax yaabaha uu isleeyahay horumar ayaad gaadhsiin kartaa hadii uu ku guulaysto xilka madaxwaynenimo ee Soomaaliya.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply