Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kulankii Musharax Bashiir Xaaji Cali iyo Ardayda SIU Muqdisho

Waxaa Jaamacada Caalamiga ah ee Soomaaliyeed (Somali International University) qudbad u jeediyay aradayda Jaamacadaa Musharax Madaxwayne Soomaaliya 2021-25 Bashiir Xaaji Cali Jamaal iyada oo isla markaana ay su’aalo waydiiyeen musharaxa ardayda dhigata Jaamacadaa. Mawduuca uu musharuxu kala hadlay saamaynta waxbarashada ee Bini Aadamka.

hadaba nala daawada barnaamijkan oo aanu idiinka soo diyaarinay warbixintan.

Daawo…

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply