Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sinaantaan la Magac ahay Sanku Neefle ma Ogoli iga Saraynkara

Siyaasigii inaga maarma anaguna waxaan ku suganaa goobta codbixinta wamaqaal ay qortay jariidada Boston Globe oo aan ugu cadeeyay in Jaaliyada Afrikaanka iyo Muslimiintuba ay ka jawaabi doonaan yasidii iyo bahdilkii ay nagu samaysay sabtidii dhaweed Misheal Wu. looguna codeendoono Ilaahay idinkii Annissa Essaibi George.

Riix Halkan si aad u akhriso linkiga oo ku qoran luqdada Ingiriiska

‘Michelle’s campaign is using metrics and data to target her resources….. Apparently, the African/Muslim groups do not translate into enough potential votes…..it’s simple election mathematics. !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Waad aragtaan!

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply