Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax madaxwayne Soomaaliya sanadkan 2021 Bashiir Xaaji Cali(Jamaal) oo soo gaadhay magaaladan Boston ee Carigan Maraykanka

Waxaa goor dhaweed kasoo degan garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Logan ee magaaladan Boston musharax madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali Jamaal isaga oo ay qaarka mida masuuliyiinta jaaliyada Boston ay kusoo dhaweeyeen halkaa.

Musharax madaxwayne Soomaaliya Bashiir ayaa haatan socdaal uu ku maridoono wadankan Maraykanka haatan ka bilaabay magaaladan Boston, iyada oo wakhtigii doorashadu kaabiga inagu soo hayo ayaa la filayaa in socdaalka uu musharuxu ku marayo waqooyiga Ameerika ku koobnaan doono ilaa iyo shan magaalo oo Boston dabadeed Minneapolis MN, Columbus, OH aanu ogaanay in socdaalka musharuxu kusii jeedo.

hadaba nala daawo sawiro hor dhac ah oo ah sidii caawa musharaxa loogu soo dhaweeyay garoonka diyaarada ee Logan international Airport.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply