Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali oo lagu casuumay JBC Minneapolis MN, USA

Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ka dhacday xaflad balaadhan oo loo qabtay Gabdhaha Kubada Kolayga ee Soomaalida waqooyiga America.

Xafladaa oo ahayd mid lagu dhiiro galinayo dhalinta siiba gabdhaha inay door kooda ka qaataan tartanada kaladuwan ee ciyaaraha.

Musharax madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo lagu casuumay xafladaa ayaa isagu u balan qaaday dhalinta Soomaaliyeed ee waqooyiga America inuu u samayn doono isku xidh dhexmara iyaga iyo dhigaada ku dhaqan dalkii hooyo ee Soomaaliya hadii uu jagada madaxwaynenimo ku guulaysto, sidoo kale waxa uu balan qaaday in dhalinta qurbuhu matali doonaan tartanada caalamiga ah ee ciyaaraha noocyadooda kala duwan dalkeena hooyo ee Soomaaliya.

nalada daawo hadal jeedintii musharax madaxwayne Bashiir Xaaji Cali.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply