Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali oo Gaadhay Muqdisho.

Iyada oo uu tartanka jagada madaxwaynenimo Soomaaliya uu Bashiir Xaaji Cali ka bilaabay magaalada Edmonton gobolka Alberta Canada ayaa maanta waxaa uu gaadhay caasimada dalka ee Muqdisho.

Heshiiska ay madaxda Federaalka iyo kuwa dawlad goboleedadu ka gaadheen qabsoomida doorashada dalka ayaa suuro galisay in musharixiinta daneenasa qabashada talada dalka ay tartankooda si xawli ah uga bilaabaan dalka gudihiisa.

Musharax bashiir ayaa la filayaa inuu si toos ah uga bilaabo tartankiisa magaalada Muqdisho iyo dhamaan caasimadaha dawlad goboleedada dalka.

Musharax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali oo soo gaadhay caasimada dalka

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply