Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Magaalada Columbus, OH oo si diiran loogu soo dhaweeyay musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali(Jamaal)

Habeenimadii Sabtida ee Dec 04, 2021 xaflad ka dhacday Heteelka Marriot Airportka ee magaalada Columbus gobolka Ohio ee wadanka Maraykanka waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyay Musharax Madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo baryahan danbe ku marayay socdaal wadanka Maraykanka.

Xafladaa oo ay kasoo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaaliyada ayaa waxaa iskusoo duba riday qaarkamida taageerayaasha musharaxa. waxaa xaflada xidhiidhinayay —– waxaa lagufuray ayaadaha quraanka oo uu akhriyay


Xafladii Columbus waxaa hadalka, hadalka Ilaahay noogu furay Shariif Cali Shariif Haashim. Maahadsanid Shariif.

Waxaa intaa kadib loo yeedhay sheekha baladka Sheekh Horseed Cayni Nuux oo kalmadii wacdiya oo dadka quluubtooda ku jilciyay soo jeediyay.


Sidoo kale kalmadii wacdiga waxaa dadka quluubtooda ku jilciyay oo soo jeediyay Sheekh Horseed Cayni Nuux

Intaa ka dib waxaa xaflada lagusoo dhaweeyay gudoomiyaha Jaaliyada Columbus Xasan Cumar (Xasan Dheere) waxaana hadaladiisii kamid ahaa.


Waxaa hadalka furay gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida ee Columbus, OH. Xasan Cali Cumar (Xasan Dheere)

Intaa kadib Engineer: Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil ayaa warbixin kooban ka bixiyay shaqada uu ku yaqaan ama ku bartay musharax bashiir waxaana uu yidhi.


Engineer: Cabdisalaan Xaaji Ismaaciil oo ka warbixiyay wax qabadkaygii intii ka horeesay musharaxnimadayda MJFS

Waxaa goobta looga yeedhay siyaasi ruug cadaa Soomaaliyaad kanamid ahaa ragii wax kasoo dhisay dalkeena markii uu xornimada qaatay siiba caasimada dalka ee muqdisho, Xasan Jilicow Maslax waxaana hadalsiisa kamid ahaa


Xasan Jilicow Maslax

Waxaa iyaguna madasha soo dhaweenta ay reer Columbus u sameeyeen musharax Bashiir Xaaji Cali ka haddlay Axmed Guntane iyo Fiish waxaana hadaladoodii ka mid ahaa.

Sidoo kale waxaa isna goobta ka hadalay Cabdiwahaab Cabdinuur Xaashi oo taageero u muujiyay musharaxa waxaana hadaladiisii kamid ahaa.

Waxaa isna goobta ka hadlay wakiilka Suldaanka Sanaag Cabdicasiis Xasan Cali waxaana hadaladiisii ka mid ahaa.

Waxaa iyana goobta ka hadashay Marwo Sahro Xasan oo taageero wayn u muujisay musharaxa waxaana hadaladeeda kamid ahaa.

Waxaa kale oo madasha lagu taageerayay musharax Bashiir Xaaji Cali ka hadlay Wasiirkii hore ee dakadaha Dawlada Puntland Cabdulaahi Jaamac, oo taageero wayn uu muujiyay musharaxa waxaana hadaladiisii kamid ahaa

ugu danbayn waxaa musharaxa madasha kusoo dhaweeyay Xildhibaan Xaamud Ismaaciil Xirsi soo dhaweenta ka hor waxaa hadaladiisii kamid ahaa

Waxaa madasha ka hadlay Musharax Madaxwayne Dawlada Federaalka Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali waana tan qudbadiisii oo dhamaystitan Daawada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply