Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxqabadka Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso

Waaxda Arrimaha Bulshada Dowladda Hoose ee degmada Boosaaso ayaa waxa ay saaka olole nadaafadeed oo hor leh ka samaysay xeebta u dhexaysa Dekedda iyo Hotel Gacayte, ujeedka ololahan oo ah mid ay si joogta ah usamayso dowladda hoose ee degmadu ayaa ah in sare loo qaado nadaafadda iyo bilicda xeebta magaalada Boosaaso.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply