Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Doorashada Boston Qaybta is reebreebka hore oo qabsoomasa Sept 14, 2021


VOTE FOR BOSTON CITY COUNCIL AT- LARGE
Said Abdikarim and
Erin Murphy

Waxaa hada bilowday tartanka doorashada magaalada Boston ee dalkan Maraykanka hadaba sida baryahan la quud dareenayo waxaa tartanka ka qaybqaadanaya gabadh iyo wiil Soomaaliya waa Siciid Cabdikariin oo u ordaya dhamaan xaafadaha tartanka xildhibaanimo magaaleedka Boston iyo deeqo Jibriil oo iyana marlabaad u tartamasa xaafada 4aad Dorchester.

Waxaa kale oo iyana tartanka u xusulduuban inay kusoo baxdo macalimad wax bartay arday badan oo magaalada Boston iskuulaadkeeda ka baxday, waa Erin Murphy oo iyana u tartaamasa
dhamaan xaafadaha tartanka xildhibaanimo magaaleedka Boston.

Hadaba waxaa lama huraan ah inaad ka qaybqaadatid doorashadan oo khusaysa Iskuulaadka Caruurtaada, Cuntada Iskuulka ee Caruurtaada, Amaanka Caruurtaada, Guryaha, Laamiyada, Amaanka Barxadaha Caruurtaadu ku Ciyaarto, iyo shaqooyin badan oo dawlada hoose kuu qabto maalin walba.

Sidaa awgeed codee hadii aad codaynwaydana waalagaa codeenayaa ee ogow.

Eng. Xuseen Fiin

Boston, USA

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply