Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » TACSI (Page 3)

Waxaa shalay oo ay bisha December tahay 10, wadanka South Africa gacmo ka xaqdarani ku dileen marxuum Cawil Maxamed Maahir

Waxaa shalay oo ay bisha December tahay 10, wadanka South Africa gacmo ka xaqdarani ku dileen marxuum Cawil Maxamed Maahir

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa shalay oo ay bisha December tahay 10, wadanka South Africa gacmo ka xaqdarani ku dileen marxuum Cawil Maxamed Maahir.…

Sheekh Maxamed Ciise oo ku geeriyoodey magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

Sheekh Maxamed Ciise oo ku geeriyoodey magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Jig-jiga ee dalka Ethiopia ku geeriyoodey  ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Ciise oo ka mid ahaa wadaadada ugu…

Daaqad Taariikheed: Wariye Cabdixakiin Cumar Jimcaale iyo waagiisii Boston

Daaqad Taariikheed: Wariye Cabdixakiin Cumar Jimcaale iyo waagiisii Boston

Wariye Cabdixakiin Cumar Jimcaale oo ku geeryooday wiigii hore magaalada Minneapolis ee gabolka Minnesota ayaanu door bidnay inaanu idinla wadaagno wakhtigii uu hawlaha caafimaad u joogay Magaalo madadaxda gobolka Massachusetts…

Cali Shirdoon Xasan oo maanta ku geeryooday Boston

Cali Shirdoon Xasan oo maanta ku geeryooday Boston

Waxaa Xalay ku geeryooday Magaalada Boston ee carigan Maraykanka Cali Shirdoon Xasan, Waxaan Tacsi u diranaa Qoyskiisa iyo Qaraabadiisa siiba Khadro, Cabditashad, Hodan, iyo Guuleed iyo Samiiro… Anaga oo ah Xuseen…

Wariye Cabdulxakiim Cumar Jimcaale oo goordhaweed ku geeryooday Minneapolis

Wariye Cabdulxakiim Cumar Jimcaale oo goordhaweed ku geeryooday Minneapolis

Waxaa goor dhowayd Alle uu oof saday AUN Cabdulxakiim Cumar Jimcaale oo dhowaanahanba ku jiray isbitaalka ABBOT ee Minneapolis ee dalka Mareykanka. Cabdulxakiim wuxuu ka mid ahaa weriyeyaasha Soomaaliyeed, wuxuuna…

Madasha 60ka oo Gen: Maxamed Cali Abokor oo lagaga waraystay Taariikhdii Gen: Cali Samatar

Madasha 60ka oo Gen: Maxamed Cali Abokor oo lagaga waraystay Taariikhdii Gen: Cali Samatar

Dhamaan Maamulka madasha 60ka iyo Mudanayaasha, Marwooyinka ku qaadaadhiga Siyaasada Soomaalida ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii Gen: Maxamed Cali Samatar oo ku geeryooday wadankan Maraykanka…

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Hayaag oo Tacsi u diraya Reer Cali Samatar

Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Hayaag oo Tacsi u diraya Reer Cali Samatar

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Anagoo ah Waxgaradka, Culumaaudiinka, Odoyaasha, Aqooyahanada beesha Hayaag ee gudo iyo dibadba waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Reer Cali…

Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilayhi Raajicuun Janeral Maxamed Cali Samtar oo Geeryooday

Inaa Lilaahi Wa’inaa Ilayhi Raajicuun Janeral Maxamed Cali Samtar oo Geeryooday

 …

Ugaas Abdillahi Ciise oo ku geeriyoodey dalka Turkey-ga.

Ugaas Abdillahi Ciise oo ku geeriyoodey dalka Turkey-ga.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa dalka Turkiga ku geeriyooday ALLAHA u naxariistee Ugaas Abdillaahi Ciise Nuur oo kamid ahaa isimada Khaatumo. Ugaas Abdillahi ayaa…

Garaad Abshir Saalax oo Sweden ku geeriyoodey.

Garaad Abshir Saalax oo Sweden ku geeriyoodey.

  INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxa goordhawayd dalka Sweden ku geeriyoodey Garaad Abshir Salaax Maxamed oo ka mid ahaa madaxdhaqameedka Khaatumo. Garaad Abshir ayaa…

TACSI KU SOCOTA REER AXMED CABDI XAASHI XASHARO

TACSI KU SOCOTA REER AXMED CABDI XAASHI XASHARO

Inaalilaahi WainaaIlayhi Raajicuun dhamaan Shaqaalaha Shabakadan ayaa qoyskii, eheladii uu ka geeriyooday Danjire Axmed Cabdi Xaashi Xasharo oo ahaa danjire hore  La Taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh ee xiriirka dibedda. Sidoo…

Tacsi: Marxuumad Maryan Faarax Xirsi oo ku geeriyootay Muqdisho.

Tacsi: Marxuumad Maryan Faarax Xirsi oo ku geeriyootay Muqdisho.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Maryan Faarax Xirsi oo ahayd hooyadii dhashay ilma Siciid Kaarshe. Alle ha unaxariistee Marxuumad…

Tacsi: Marxuumad Khadiija Cawl Xuseen oo ku geeriyootay London

Tacsi: Marxuumad Khadiija Cawl Xuseen oo ku geeriyootay London

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16ka Jannaayo, 2016. magaalada London ee cariga Ingiriiska ku geeriyootay ALLE ha u naxariistee Khadiija Cawl…

Aamina Cali Uruur oo ku geeriyootay dalka Jarmalka.

Aamina Cali Uruur oo ku geeriyootay dalka Jarmalka.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta ku geeriyootay dalka Jarmalka  ALLAHA u naxariistee  Aamina Cali Uruur oo ahayd Hooyadii dhashay Ilmo Ahmed Cali Dheeg.…

Axmed Xaaji Hirad oo maanta ku geeriyoodey magaalada Ottawa ee dalka Kanada.

Axmed Xaaji Hirad oo maanta ku geeriyoodey magaalada Ottawa ee dalka Kanada.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa maanta saacada 1:00 pm “Eastern time”  ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada  ALLAHA u naxariistee Axmed Xaaji Hirad oo si…

Munaasabad loogu baroordiiqayo Prof. Ahmed Ali Abokor oo Buuhoodle lagu qabtay.

Munaasabad loogu baroordiiqayo Prof. Ahmed Ali Abokor oo Buuhoodle lagu qabtay.

Isimada, Cuqaasha, Waxgaradka, Culumaa’udiinka iyo ururada haweenka ee ku dhaqan Magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn, ayaa isugu yimid kulan Tacsi iyo Baroordiiq ah oo loogu duceynayo Qoraagii weynaa ee caanka…

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Waxaa Saaka Hospital ku yaala magaalada Manassas ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka  ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Prof. Ahmed Ali Abokor oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray…

Ciise Soofe Duraan oo maanta lagu Aasay Buuhoodle

Ciise Soofe Duraan oo maanta lagu Aasay Buuhoodle

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun Ciise Soofe Duraan oo ku geeryooday dalka Denmark ayaa manta lagu Aasay magaalada Buuhoodle, waxaan ilaahay uga baryanaa inuu Marxuumka janadii fardowso ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina Samir…

Fu’aad Aadan Cade oo u geeryooday Aramida shilkii gaadhi ee ku gaadhay Aqalka looga aramiyo Somaliland

Fu’aad Aadan Cade oo u geeryooday Aramida shilkii gaadhi ee ku gaadhay Aqalka looga aramiyo Somaliland

Siyaasiga Ruug cadaaga ahaa ee Fu’aad Aadan Cade ayaa ku geeryooday Isbataalku yaala dalka Turkiga oo lagu daaweenayay ilaa bishii June, ehelda Marxuumka ayaa u xaqiijiyay geeridiisa shabakadan Ceegaag.com. Nafina…

Xubnaha Madasha 60-ka oo Tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xil. Yuusuf Maxamed Dirir

Xubnaha Madasha 60-ka oo Tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xil. Yuusuf Maxamed Dirir

Madasha 60-ka oo ah meel lagu gorfeeyo Siyaasada Soomaaliya ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo shalay si kama ah ay ciidamada dawladu…