Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xubnaha Madasha 60-ka oo Tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xil. Yuusuf Maxamed Dirir

Madasha 60-ka oo ah meel lagu gorfeeyo Siyaasada Soomaaliya ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diraya Qoyskii iyo qaraabadii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir oo shalay si kama ah ay ciidamada dawladu uGu dileen magaalada Muqdisho.

Dhagayso qaar kamida xubnaha madasha 60-ka oo tacsidaa si cod ah udiraya.Xubnaha Madasha 60-ka oo tacsi udiraya Qoyska iyo qaraabadii Xil. Yuusuf Maxamed Dirir

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply