Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cali Shirdoon Xasan oo maanta ku geeryooday Boston

Waxaa Xalay ku geeryooday Magaalada Boston ee carigan Maraykanka Cali Shirdoon Xasan, Waxaan Tacsi u diranaa Qoyskiisa iyo Qaraabadiisa siiba Khadro, Cabditashad, Hodan, iyo Guuleed iyo Samiiro…

Anaga oo ah Xuseen Fiin, Yasmiin Daahir iyo Bahda Ceegaag ayaa sidoo kale tacsidan dirayna. Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun.  Waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii Fardowso ka waraabiyo qayskana samir iyo iimaan ka siiyo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply