Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sheekh Maxamed Ciise oo ku geeriyoodey magaalada Jig-Jiga ee dalka Ethiopia.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa magaalada Jig-jiga ee dalka Ethiopia ku geeriyoodey  ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Ciise oo ka mid ahaa wadaadada ugu magaca weyn  gobolada waqooyi iyo deegaanka Soomaalida ee Itoobiya. Sheekh Maxamed Ciise ayaa ku caanbaxay Diin Jacayl, Dal Jacayl & Dad Jacayl.

Hadaba waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa reer Maxamed Ciise iyo reer Aw-aadan magan anagoo uga tacsiyeynana geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Sheekh maxamed Ciise oo ku geeriyoodey magaalada Jig-Jiga.

Sidoo kale bahda Ceegaag.com ayaa tacsi u diraya qoyska reer Maxamed Ciise iyo reer Aw-aadan magan iyagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply