Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wariye Cabdulxakiim Cumar Jimcaale oo goordhaweed ku geeryooday Minneapolis

Waxaa goor dhowayd Alle uu oof saday AUN Cabdulxakiim Cumar Jimcaale oo dhowaanahanba ku jiray isbitaalka ABBOT ee Minneapolis ee dalka Mareykanka. Cabdulxakiim wuxuu ka mid ahaa weriyeyaasha Soomaaliyeed, wuxuuna muddooyinkan dambe la shaqeyayay idaacadda KALY 101.7 FM ee Bulshada Soomaalida Mareykanka, isagoo daadihin jiray barnaamijka galablaha ah ee TALO WADAAG dadkuna ay aad u jeclaayeen.

Dhinaca kale wariyaha waxaa dhaawacay kooxda UGUS ee dhibka ku haysa Soomaaliya isga oo hawshiisa  wariye nimo ku gudo jiray, Bahda CEEGAAG waxaanu  tacsi tiiraanyo ku dheehan tahay u diraayaa reer Cumar Jimcaale oo dhan, Ilaah waxaan ka baryaayaa inuu siiyo naxriis jano  Saaxiibkayo Cabdixakiin.. AAMMIINN..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply