Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Waxaa Saaka Hospital ku yaala magaalada Manassas ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka  ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Prof. Ahmed Ali Abokor oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray dhamaan deenada Soomaalidu dagto.

ALLE ha u naxariistee Marxuum Ahmed Ali Abokor ayaa ka mid ahaa 21 xubnood ee halgamayaashii dhidhibada u aasey qorista afkeena hooyo ee Soomaaliga.

Taariikh nololeedkii Marxuumka oo faahfaahsan iyo Buugtii uu qoray kala soco Ceegaag.com

Dhamaan shaqaalaha Ceegaag.com Waxay halkan Tacsi uga dirayaan qoyska Reer Cali Abokor gaar ahaan Xaaskii uu ka baxay Sahra Muuse Culujoog iyo dhamaan caruurtiisii Aftax, Canab, Guuleed, Nada, Mukhtar, Bood, Xuseen, Maxamed, Mohamud, Farxiya iyo Cawaale Waxaana ilaahay uga baryanaan in marxuum Ahmed naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMIIN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply