Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxaa shalay oo ay bisha December tahay 10, wadanka South Africa gacmo ka xaqdarani ku dileen marxuum Cawil Maxamed Maahir

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”
Waxaa shalay oo ay bisha December tahay 10, wadanka South Africa gacmo ka xaqdarani ku dileen marxuum Cawil Maxamed Maahir.
Waxaa Tacsida diraya
  1. Cali Cawl Xuseen, xaaskiisa iyo ciyaalkiisa
  2. Ibraahim Samatar, xaaskiisa iyo ciyaalkiisa
  3. Dhamaan reer Maxamed Ibraahim Samatar
  4. Cabdi Maxamed Cawl, xaaskiisa iyo wiilkiisa
  5. Mustafe Cali Cawl, Xaaskiisa iyo ciyaalkiisa
  6. C/Casiis Cali Cawl, xaaskiisa iyo ciyaalkiisa
  7. Siciid Xayle Salaase
Dhamaan dadkan ayaa Tacsi u diraya Dhamaan Reer Maahir Maxamed iyo Reer Abokor Webi gaar ahaan xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay marxuumku.  Waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo samir iyo Iimaana inada wada  siiyo. Allaahumma Aamiin.
Sidoo kale bahda Ceegaag.com ayaa tacsi u diraya qoyska  Reer Maahir Maxamed iyo Reer Abokor Webi iyagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply